Sheekh C/qaadir Soomow oo ka mida Culimada magaalada Muqdisho ayaa wax ka bedelay shir ay soo abaabushay Madaxtooyada oo ka…
Browsing: Muqdisho
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay iska hor imaad magaalada Muqdisho ku dhex maray ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka.
Shirkadda Diyaaradaha Kenya ee Kenya Airways ayaa maanta duulimaadkeedii ugu horeeyay ka bilaabeysa Magaalada Muqdisho, kadib dib udhac muddo laba jeer…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa kulankii labaad uu hotel ku yaalla magaalada Muqdisho uga socdo Guddoomiyaha…
Waxaa hadda shir jaraa’id qabanaya siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo maanta ciidamo ka tirsan dowladda ay hor joogsadeen xaflad uu…
Guddiga Qaranka Doorashooyinka ayaa maanta ku dhawaaqay inay diiwaangeliyeen shan xisbi oo cusub oo si KMG ah uga mid noqday…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamo la dul dhigay hotel la sheegay inuu xaflad ku qabsan lahaa…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame iyo xisbigiisa Wadajir ayaa maanta xus u sameynaya weerarkii sanad ka hor ay ciidamada NISA ku…
Wararka aan ka heleyno magaalada muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa sheegaya in ay saakay gebi ahaanba ay xiran yihiin wadooyin…
Wararka laga helayo magalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax Gaari uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada.
Dowladda Somaliya ayaa ku dhawaaqday in la xiray Xabsigii ciidamada Nabadsugidda ee Godka Jilacow, waxaana shir jaraa’id ku qabtay xubno…
Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka Soomaaliya jdp oo ka mida xisbiyada dalka ka jira ee dhowaan la diiwan geliyay ayaa maanta…
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay mahad celin u jeediyay shacabka ku nool magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho,…
Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki aya ka duulay magaalada Muqdisho, kadib booqasho laba maalmood ah oo uu ku yimid Soomaaliya.
Wafdiga madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki oo maanta booqasho rasmi ah ku yimid caasimadda Soomaaliya ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay…
Waxaa goor dhoweyd Garoonka Aden Cadde ee Magaalada Muqdisho ka degay Madaxweynaha Eritrea Isias Afwerki iyo wafdi uu hoggaaminayo. Waxaa…
Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ka socda qabanqaabada soo dhoweynta madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki oo booqasho rasmi ah ku…
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa soo dhoweynu sameeyay siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa maanta ku soo jeeda magaalada Muqdisho, kadib markii uu in muddo ah uga maqnaa cadaadis…
Faahfaahin dheeraad ah ay kasooo baxaysa Askar lagu qarxiyey agagaarka Siinka dheer ee duleedka magaalada Muqdisho.
