Musharaxa madaxweyne C/raxmaan C/shakuur Warsame oo khudbad ka hor jeediyay labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa si weyn u weeraray madaxweyne…
Browsing: Musharax
Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka mida musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha ayaa balanqaad aan hore loo arag bixiyay haddii loo…
Mida ka mida mushariixinta u taagnaa xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay inuu ka haray doorashada.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa difaacay kulan gaara oo uu la yeeshay qaar ka mida musharixiinta xilka…
Musharax C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta tegay magaalada Muqdisho, isagoo shir jaraa’id ku qabtay garoonka Aadan Cadde ee caasimadda.
Musharaxa xilka madaxweynaha Shariif Sheekh Axmed oo hadda u tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa weerar qulus oo aan hore loo…
Madaxweynihii hore ee Puntland, ahna Musharax madaxweyne C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa faahfaahin ka bixiyay qorshihiisa musharaxnimo ee Doorashada Soomaaliya iyo…
Kulankii ugu horeeyay ayaa dhex maray shalay wakiilada beesha caalamka, guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka iyo qaar ka mida musharixiinta madaxweynaha.
Murashaxa Madaxweynaha Soomaaliya, Ambassador Maxamed Cali Ameriko ayaa kormeer ujeedadiisa ahaa ballaarin iyo dhiiri gelin ku tegay iskuul uu labo…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lacagtii ugu badneyd dul saaray musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ee Doorashada 2016 ayaa mid waliba sameystay hal-ku-dhig iyo halheys ku saabsan ololaha Doorashadooda.
Ra’iisal wasaarihii hore ee dowladii KMG ahayd Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa isu sharxay musharax madaxweyne tartanka doorashada 2016.
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa mar kale ku celiyay inuusan ka tanaasulin musharaxnimadiida xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.
Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali oo dhowaan isu sharxay xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo bandhigay qorshihiisa haddii loo doorto madaxweynaha Soomaaliya.
Guddiga Doorashada Dadban ayaa musharaxnimada ka xayuubiyay musharixii ugu horeeyay ee dagaal u adeegsada Doorosahda 2016.
Siyaasiyiinta kasoo jeeda Beesha Abgaal ayaa bilaabay inay isu sharxaan xilka madaxweyne ku xigeenka maamulka cusub e Hirshabeelle kadib markii…
Guddiga Doorashada Dadban ee heer Federaal ayaa xisaab ka furtay mid ka mida Bankiyada Soomaalida ee gaarka loo leeyahay si loogu…
Mid ka mida musharxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa ololihiisa ka bilaabay socdaallo uu ku marayo gobollada Dalka.
Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta si rasmi ugu dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan xilka…
Waxaa hadda socota xaflad uu madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Axmed
