Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa xaqiijiyey inuu waanwaan ka dhex wado Madaxda dowladda Federaalka iyo Musharixiinta Mucaaradka ee…
Browsing: Musharaxiinta
Musharixiintii isbedeldoonka ee intooda badan u tartamayay xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in arrin aan la fileyn ay kala kulmeen…
Saddex ka mida musharixiintii la tartamay madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka baaqsaday casho sharaf xalay ay ka qeyb galeen…
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa la kulmay musharixiintii isbedeldoonka ee xilka kula tartantay, kulanka oo ahaa…
Wareegii koowaad ee Doorashada iyo tirinta codka madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo gabagowday iyadoo hadda lagu dhex jiro tirintii rasmiga ahayd.
Wararkii ugu danbeeyay ee ololaha Doorashada ka socda magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha ay bilaabaan xusul…
Qaar kamida musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa dacwad ku soo oogay guddoomiyaha Guddiga Anshaxa Doorashooyinka Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa isbedel lagu sameeyay xarunta ay ka dhaceyso doorashada madaxweynaha Soomaalida oo balansan 8-da…