Doodwadaagii musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha ayaa ka bilaabtay magaalada Muqdisho iyadoo aysan soo xaadirin musharixiin fara badan oo ku…
Browsing: Musharixiinta
Dooda musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu dhawaaqay in dib loo qabanayo maalinta beri ee Isniinta ah.
Khudbadaha la sugayo waxaa ka mida, musharixiinta Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) iyadoo uu sidoo kale khudbada…
Wararka laga helayo musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegaya in xaruntii la qorsheeyay inay ka dhacdo doorashada madaxweynaha…
Maanta ayaa lagu wadaa in qaar ka mida musharaxiiinta ay hortagaan shirka labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya si ay khudbadahooda…
Qaar ka mida musharixiinta madaxweynaha u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan xasaasi ah galabta la yeeshay Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya.
Qaar ka mida musharixiinta xilka madaxweynah ayaa qeylo dhaan ka soo saaray warar ay heleen oo ku saabsan in ammaankooda…
Xubin ka mida guddiga Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee labada Gole ayaa qarka u saaran in laga saaro Guddiga Doorashada kadib markii…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo ka kooban labada aqal ee Baarlamaanak Soomaaliya ayaa ku gacan seyray eedeyn uga timid 16…
Musharixiin cusub ayaa isu diiwaan geliyay tartanka xilka madaxweynaha Soomaaliya, iyadoo ay tahay maalintii labaad ee diiwaangelinta musharixiinta.
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa farriin u diray musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Kulan dhex maray wakiilada beesha Caalamka, Guddoonka cusub ee baarlamaanka iyo qaar ka mida musharaxiinta xilka madaxweynaha ayaa lagu diiday…
Musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa saf dheer u galay qaabilaadda ergayga Q/Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating.
Ololihii ugu weynaa ee musharixiinta u taagan jagooyinka Guddoonka Baarlamaanka ayaa ka socda magaalada Muqdishi iyadoo maalin qura ay ka harsan…
Dowladda Ingiriiska ayaa ku biirtay dowladaha u digay musharixiinta Soomaalida ee heysta dhalashada dalkeeda inay ku kacaan musuqmaasuqa Doorashada Soomaaliya.
