Kooxo hubeysan ayaa ugaaskii nabadoonkii saddexaad oo wax kasoo doortay Baarlamaanka Soomaaliya ku toogtay xaaladda laba-dhagax ee magaalada Muqdisho.
Browsing: nabadoon la dilay
Dil maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu khaarijiyay oday dhaqameed ku sugnaa degmada Waaberi ayaa laga helay faafhaahin dheeraad…
Dabley hubeysan ayaa caawa magaalada Muqdisho toogasho ku dishay nabadoon caan ka ah Magaalada Muqdisho.
Kooxo hubeysan ayaa Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ku dilay Nabaddoon Xasan Caddaan oo ka mid ahaa odayaasha magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in deegaanka Lafoole ee degmada Afgooye
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in koox dabley ah yaa goor dhoweyd oo caawa ah ku dileen degmada
