Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo xubno la socday ayaa la sheegay inay ku sugnaayeen hotelka Dusit2 ee…
Browsing: Nairobi
Taliyaha Ciidamada Booliska Kenya Joseph Boinnet oo goor dhoweyd ka hadlay wararkii ugu danbeeyay ee howlgalka oo ka socda Hotelka…
Dowlada Kenya ayaa si rasmi ah u shaacisay in weerar argagixiso lagu soo qaaday, isla markaana uu socdo howlgal lagu…
Qarax kale ayaa ka dhacay Hotelka weerarku ka socdo ee magaalada Nairobi, oo kooxda Alshabaab ay sheegatay inay howlgal ka…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay inay iyadu ka dambeyso oo ay qaaday weerar ka socda magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Faafhaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerar lagu qaaday Hotelka Dusit 2 ee magaalada Niarobi, dalka Kenya.
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay hotel ku yaalla magaaladaasi, isla markaana rasaas laga maqlay…
Dowladda Kenya ayaa aqbashay safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona magaalada Nairobi, waxaana maanta Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta uu…
Xaflad xalay ka dhacday magaalada Nairobi oo madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo la yeeshay qaar ka mida jaaliyadda Soomalida ayaa laga…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaaa mar kale weerar culus ku qaaday siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladiisa ee uu ku…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo la sheegay inuu…
Waxaa saaka magaalada Nairobi ku geeriyooday Allaha u naxariistee Dr. Axmed Maxamed Xasan (Foodcadde) oo ka mid ahaa dhakhaatiirtii Soomaalida…
Qado sharaf boqolaal dad ah ka qeyb galeen ayaa maanta magaalada Nairobi ka dhacday, iyadoo lagu maamuusay C/kariin Sheekh Muuse…
Wararka laga helayo Magaalada Nairobi ee dalka kenya ayaa sheegayaa inuu goor dhow halkaasi gaaray C/kariin Muuse Qalbidhagax oo ka…
C/kariin Sheekh Muuse Qalbidhagax ayaa Caawa ka degay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, isagoo kasoo kicitimay magaalada Adis ababa ee…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo hadda ku sugan magaalada Nairobi ayaa sheegay in tegista dalka Imaaraadka Carabta aanay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ka degay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo booqasho laba maalmoood qaadan doonta…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa magaalada Nairobi afur ugu sameeyay caawa xildhibannada Soomaalida Kenya oo uu hoggaminayey…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegay in howshii dib u eegista dastuurka KMG ah ee Soomaaliya loo wareejiyay magaalada…
Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka dalka Kenya Aden Barre Ducaale ayaa ka hadlay falkii ay ciidamada Kenya u joojiyeen kulan taageero ah…
