Magaaladda Nairobi ee xaruna dalka Kenya, waxaa caawa gaaray Diyaaradii siday Bukaanadda Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay Qaraxii Muqdusho.
Browsing: Nairobi
Bannaanbaxyo lagu diiday yahay natiijada doorashada dalka Kenya ayaa ku sii fidaya dalkaasi, kadib markii hoggaamiyaha mucaaradka uu qaadacay natiijada…
Maamulka Galmudug ayaa markii ugu horeysay wadahadallo qarsoodi ah la furay mas’uuliyiinta Ahlu suna ee Gobollada Dhexe.
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in diyaarad u socotay magaalada Muqdisho laga reebay dhalinyaro ka mid ahayd rakaabka…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa kulamo kula yeeshay magaalada Nairobi, danjireyaasha dalalka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya.
Abaabul ay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ka wadeen magaalada Nairobi ayaa looga dhawaaqay Dallad isbaheysi xildhibaanno ah oo la…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saartay labo diyaaradood oo shalay lagha dejiyay garoonka Wajeer ee Waqooyi Bari Kenya.
Dowladda Kenya ayaa durba jebisay heshiiskii ku saabsanaa in diyaaradaha ka taga magaalada Muqdisho ay ka degaan Nairobi.
Dowladda Kenya ayaa shaacisay qaabkii dib loogu soo celiyay duulimaadkii diyaaradaha ee tooska ahaa Muqdisho ilaa Nairobi.
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kenya ayaa garoonka diyaaradaha Jomma Kenyatta ee Magaalada Nairobi ku soo dhoweeyay duulimaadkii ugu horeeyay ee toos…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhoweyd Daah-furay Duulimaadkii ugu horreeyey ee toos ah magaaloyinka Muqdisho & Nairobi.
NAIROBI DECLARATION ON DURABLE SOLUTIONS FOR SOMALI REFUGEES AND REINTEGRATION OF RETURNEES IN SOMALIA NAIROBI, KENYA, 25TH MARCH 2017 Preamble …
https://www.facebook.com/Dalnuurshe2016/videos/1266083546772464/ Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbad saameyn badan leh ka jeediyay xaflad ka dhacay magaalada Nairobi, isagoo sheegay inuu…
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa maanta ka furmaya shir madaxeed dalalka IGAD uga hadlayaan xal u helidda Qaxootiga Soomaalida.
Xaflad xalay lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa lacago loogu ururiyay dadka Soomaaliyeed ee abaartu heyso.
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenynatta ayaa caawa casho sharaf ballaaran Madaxtooyada Kenya ugu sameeyay wafdiga madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo…
Kulan magaalada Nairobi ku dhex maraya dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa loo hadlay xiriirka iyo iskaashiga labada dal.
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa xarunta Madaxtooyada ee State House ku qaabilay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
https://wadani.com/sawirro-madaxweyne-farmaajo-oo-gaaray-magaalada-nairobi-yaa-soo-dhoweeyay/
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayay Kenya uga billaabatay maanta saddex maalmood oo booqasho rasmi ah. Haddaba waa maxay qorshaha…
