Fanaanada Fannaanada Nasteexo Maxamed Warsame (Nateexo Indho) ayaa la sheegay in maanta muddo saacado ah lagu xayiray Garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Browsing: Nasteexo Indho
Fannaanada Nasteexo Maxamed Warsame (Nateexo Indho) oo dhowaan bandhig ay waday laga joojiyay daqiiqadihii ugu danbeeyay magaalada Hargeysa
Fanaaniin caan ah ayaa laga joojiyay inay bandhig faneedyo ka dhigaan magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland, kadib markii ay amar…
Fanaanada Nasteexo Indho ayaa khilaaf ka dhex abuurtay Culimada Puntland iyo madaxda maamulka Puntland, kadib markii fanaanada ay bandhig faneed…
