Hanti-dhowrihii hore xilka laga casilay Nuur Faarax Jimcaale kadib markii ilaaladiisa ay dileen wasiirkii howlaha guud ee Soomaaliya ayaa saxaafadda…
Browsing: Nuur Faarax
Hanti-dhowraha xilka laga qaaday Nuur Faarax Jimcaale ayaa sheegay inuu diyaarinayo dacwad ka dhan ah madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha.
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhaqaaqday xil wareejin ay ku sameysay hantidhowrihii dhowaan ay xilka ka qaadeen golaha wasiirada iyo madaxweynaha.
Wararka laga helayo hay’adaha ammaanka ee baarista ku haya dilkii wasiirkii howlaha guud Marxuum Cabbaas C/llaahi Siraaji ayaa sheegaya in…
Kadib muranka ka dhashay hanti-dhowraha Qaranka Nuur Faarax Jimcaale ayaa waxaa soo baxay warar sheegaya
Hanti-Dhowrkii Guud ee xilka laga qaaday Nuur Faarax Jimcaale ayaa laga saaray xabsi gurigii uu ku jiray.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in heshiis xeerjajab ah laga gaaray falkii lagu dilay wasiirkii howlaha Guud ee xukuumadda…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo saaray xeer madaxweyne oo uu xilka uga qaadayo Hanti dhowrka guud Nuur Faarax…
Wararka laga helayo magaalad Muqdisho ayaa sheegaya in amarro cusub lagu soo rogay hanti dhowrihii guud Nuur Farax Jimcaale oo…
Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya G/lle Sare Xasan Cali Nuur Shuute
Hanti dhowrihii Guu ee Qaranka ayaa ku gacan seyray xil ka qaadis ay ku sameyeen Golaha wasiirada oo caawa shir…
Golaha wasiirada ayaa caawa xilka ka qaaday hanti dhowrihii guud ee Qaranka Nuur Faarax Jimcaale.
Shir degdeg ah oo caawa ay yeesheen Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa looga dooday xaaladda ka dhalatay dilkii Wasiirkii Howlaha…
Hanti dhowrka guud ee Qaranka Nuur Faarax ayaa qoraal uu soo saaray 12-kii bishan April maanta shaaciyay ayuu ku idifaacay…
Hanti dhowraha guud ee Qaranka Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa shaaciyay in heshiiska dalka Imaaraadka Carabta lagu siiyay saldhig milateri…
