Maamulka Hirshabeelle ayaa sii daayay odayaal dhaqameed iyo nabadoono muddo ku dhowaad 3 toddobaad ku xirnaa saldhiga Booliska magaalada Jowhar.