Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) oo magaalada Cadaado ka hadlay ayaa kooxda Ahlu suna ugu baaqay inay…
Browsing: Odowaa
Wafdi ka kooban wasiiro ka socda xukuumadda Soomaaliya ayaa ka degay maanta magaalada Buuloburte ee ku magacaaban caasimadda maamul gobolada…
Xog ay heshay Wadani.com ayaa sheegeysa in Wasaaradda Arrimaha Gudaha ay amartay in la joojiyo ololihii maamulka Gobolka Banaadir waday…
Qaar ka midka xildhibaanada Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa Baarlamaanka geeyay Mooshin loogu yeerayo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid iyo…
Xisbiyadda siyaasada ee ka dhisan magalada Muqdisho ayaa dacwad ku soo oogay ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid iyo wasiirka…
Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa ku dhawaaqay xilliga uu furmayo shirka maamul u sameynta…
Wafdi ka socda wasaaradda arrimaha gudaha oo uu hogaaminayo wasiirka wasaaradaasi C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa maanta tegaya magaalada Jowhar oo…
Wareysi xiiso badan oo ka mida wareysiga ugu kulul oo weriye Jaamac Daparani ka qaaday Wasiirka Arrimaha gudaha iyo federaalka…
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka dowladda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Garowe…
Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa maanta loo dhaariyay xil cusub oo ah xildhibaan…
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo ku adkeystay magacaabidda Guddiga Farsamada ee maamul u sameynta…
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax ayaa ka hor yimid Guddiga Farsamada maamul u sameynta Gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan…
Wasiirka Arrimaha gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa soo saaray wareegto uu ku magacaabay Guddiga Farsamada Maamul u sameynta labada…
Xubno cusub ayaa la sheegay in lagu darayo Guddiga Howlwadeenada Madasha Wadatashiga Qaran ee dhowaan lagu magacaabay qoraal ka soo baxay…
Wasiirka Arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay go’aamada ka soo baxayshirkii wadatashiga siyaasadda Soomaaliya ee Muqdisho ku…
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhaba ee xarunta K/Galbeed, iyadoo ay…
Kooxda Ahlu Sunna ee ku sugan Dhuusamareeb iyo Guriceel ayaa shuruudo ku xirtay inay ka mid noqdaan maamulka loo dhisayo…
Wasiirka Arrimaha gudaha dowladda federaalka Soomaaliya C/raxmaan Xuseen Odowaa ayaa sheegay inay wadahadal la fureen ururka Ahlu Sunna oo ururkaasi…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, halkaasoo wejiga labaad ee shirka maamul u sameynta Gobolada dhexe hakad ku…
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) oo maanta dib ugu laabtay Magaalada Cadaado ayaa sheegay…
