Akhriso jawaabaha ay bixiyeen Madax Sare, Siyaasiyiin, Mas’uuliyiin hore iyo xildhibaanno
Browsing: ONLF
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Xilgaarsiinta C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa beeniyay inuu diiday in ururka ONLF laga saaro liiska argagxisada, kadib shirkii…
Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaali Galbeed Mustafe Muxumed Cumar ayaa si weyn u soo dhaweeyey, go’aankii golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya…
Madaxweynaha Jubbaland ee dib u doorashadiisa muranka dhalisay Axmed Maxamed Islaam oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa…
Dowladda Itoobiya ayaa la sheegay inay si weyn uga walaacsan tahay oo ay isha ku heyso kulan ay si hoos…
Ururka ONLF ayaa markii ugu horeysay intii la asaasay guddoomiye cusub xalay ku doortay gudaha dalka Itoobiya, kadib doorasho ka…
Xaflad ka dhacay magaalada Jigjiga ee xarunta maamulka Soomaalida Itoobiya ayaa lagu wareejiyey ciidamadii ururka ONLF ee dagaalka kula jirtay…
Jabhadda xoreynta Soomaali Galbeed ee ONLF ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Xisbi siyaasadeed ka ka qeyb geli doona Doorashada…
Hoggaamiyaha Jabhadda ONLF Maxamed Cumar Cismaan ayaa maanta ku laabtay dalka Itoobiya, kadib tobanaan sano oo dagaal uu kala horjeeday…
Ciidamada jabhadda ONLF ee xoreynta Soomaali Galbeed, kuwooda gaarka ah ayaa laga duuliyey magaalada Asmara iyagoo ka degay magaalada Jigjiga…
Dowladda Itoobiya iyo Jabhadda ONLF aya heshiis ku gaaray magaalada Asmara ee dalka Eritrea kadib wadahadal halkaas uga socday labada…
Waxaa maanta magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland lagu soo dhoweeyay C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) iyo xubno ka tirsan Jabhadda…
Waxaa magaalada Asmara wadahadal ku yeeshay madaxda Jabhadda ONLF iyo Wafdi ka socday dowladda Itoobiya, iyadoo heshiis hordhac ah lagu…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Asmara ee dalka Eretria markii labaad kula kulmay guddoomiyaha ururka ONLF Maxamed Cumar…
Madaxweynaha cusub ee Gobolka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar oo kulan kula yeeshay magaalada Addis ababa wafdi ka socday Jabhada…
Ururka ONLF ayaa ku dhawaaqay inay heshiis la gaareen madaxweynaha cusub ee Maamulka Soomaalida Mustafa Muxumed Cumar (Cagjar).
Wararka laga helayo magaalda Addis ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in qaar ka mida madaxda Jabhadda hubeysan ee ONLF…
Jabhadda ONLF ayaa maanta magaalada Nairobi maanta uga dhawaaqday xabbad-joojin hal dhinac, kadib muddo tobanaan sano ah oo ay dagaal…
Jabhada ONLF ayaa bayaan rasmi ah kasoo saartay kulankii magaalada Asmara iyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, iyadoo dalbatay in…
