Waa markii ugu horraysay oo Cabdikariim Muuse Qalbi-dhagax warkiisa si rasmi ah loo maqlo tan iyo markii tobon bilood ka…
Browsing: ONLF
Warsaxaafadeed uu soo saaray ururka ONLF ayaa looga hadlay magaacaabista Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Ethiopia, Abiy Ahmed iyo mowqifkooda ku…
Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa la sheegay inay dad shacab ah ku laayeen magalada Mooyaale ee u dhaxeysa xuduudka Itoobiya, Kenya.
Maamulka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa lagu wadaa in maanta ay xabsiga ka sii daayaan maxaabiis kor u dhaafaysa 1500.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya inuu soo dhammaaday shirkii lagu dhexdhexaadineyay dowladda itoobiya iyo…
Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay wadahalka u socda dowladda Itoobiya iyo jabhadda ONLF ee ay dhexdhexaadineyso Kenya.
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam shaaciyey inuu ku biiray wadahadalka magaalada Nairobi uga socda dowladda Itoobiya iyo Ururka ONLF.
Siyaasiga Soomaalida Kenya ee hore u soo noqday guddoomiye ku xigeenka dalkaasi Faarax Macalin ayaa ka digay heshiiska Itoobiya la…
Waxaa maalintii seddexaad galay wadahadaladda magaalada Nairobi uga furmay jabhadda ONLF iyo Dowladda Itoobiya, kaasoo ay dhexdhexaadineyso Kenya.
Shir lagu dhexdhexaadinayo Garab ka mida ururka ONLF iyo dowladda Itoobiya aya ka furmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Warar laga soo xigtay xubno ku dhow dhow taliyihii hore ee NISA ayaa sheegaya inuu hayo xog culus oo ku…
Guddi Golaha shacabka u saaray baaritaanka kiiska dhiibistii ay dowladda Soomaaliya u gacan gelisay Itoobiya sarkaalkii ka tirsanaa ONLF ee…
Waxaa goor dhow xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ka furmay kulan gebi ahaantiisa looga hadlayo warbixin ay soo…
Guddigii Baarlamaanka Federaalka u saaray arrinta sarkaalkii ka tirsanaa Jabhadda Ururka Xorreynta Ogadeniya ee ONLF C/Kariin Shiikh Muuse Qalbi Dhagax…
Hay’adda u doodo xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa soo saartay bayaan ay uga hadlayso dhibaatada ay wajahaan qaxootiga…
Waxaa goor dhow lasoo gabagabeeyay kulankii xildhibaannada Golaha Shacabka ee maanta looga dooday arrinta muranka dhalisay ee C/kariin Qalbi dhagax.
Qaar ka mida xildhibaanada golaha shacabka ee ka horjeeday go’aankii ay xukuumadda Soomaaliya ka qaadatay sarkaalka ONLF C/kariin Qalbi dhagax…
Ra’iisal-wasaarihii hore ee Somalia Cumar Cabdirashiid Sharmaarke ayaa beeniyay in dowladdii hore ee uu Ra’iisul-wasaaraha ahaa ay Ethiopia la gashay…
Dawladda Soomaaliya ayaa dhawaan Itoobiya ku wareejisay Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ahaa Hogaanka Amniga iyo Arrimaha Gudaha ee…
Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka ayaa kulan ay maanta yeesheen ku go’aamiyay in kiiska C/kariin Qalbi dhagax doodiis laga furo…
