Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa loogu yeeray kulan ay maalinte Berri ah ee Talaadadda 9-ka June ku…
Browsing: Baarlamaanka
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo hoggaamiya Xisbiga Wadajir ayaa sheegay inaysan is qaban karin dulqaad la’aanta Madaxweyne Farmaajo ee u…
Xildhibaanno laga soo doorto Jubbaland oo taageero Madaxweynaha maamulkaasi Axmed Madoobe ayaa maanta taariikh ku dhigay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo qaar ka mida xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka ay buuq iyo fowdo…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa xalay xilli danbe faragelin ku sameysay xafladda furitaanka Kalfadhiga 7-aad ee labada Aqal ee Baarlamaanka oo loo…
Guddiga ee labada Aqal ee Baarlamaanka u saaray diyaarinta Xeerarka dhammeystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaqadii loo xil saaray soo…
Xildhibaanow Xusuusnow Baarlamaankow Ciid wanaagsan. Waxaan maqlayaa in aad ku howlan tihiin qaabka ay doorasho u dhici doonto iyo goorta,…
Ciidamada Amniga magaalada Muqdisho ayaa ka hor istaagay saaka xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya inay ka gudbaan Bar Koontarool…
Guddoomiyeyasha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh iyo Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa magaacabay guddi wadajir ah oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay inuu dalka Doorasho aadayo wixii ka bilowda caawa 21 Febraayo 2020.
Kalfadhigii 6-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lasoo xiray, iyadoo ay xildhibaannada galeen fasax, waxaana kulankoodii ugu danbeeyay ee shalay…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shaacisay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu saxiixay miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2020-ka, daqiiqado ka hor…
Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa loogu yeeray kulan wadajir ah oo ay maanta yeelanayhaan.
In ka badan 100 xildhibaan ayaa saxiixay Mooshin ku saabsan maqaamka caasimadda Muqdisho, iyagoo u gudbiyey guddoonka Baarlamaanka Federaalka, iyadoo…
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey Sharciga Doorashada 2020/2021, kaasoo dood badan dhaliyey, kadib qodobbo ka mida la sheegay inuu…
Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta loogu yeeray kulan ay yeelanayaan oo ku saabsan u codeynta Hindise sharciyeed ay hore u…
Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya iyo Taliyaha ciidamada Xoogga dalka ayaa ka jawaabay su’aalo adag oo laga weydiiyey sababta ilaalada xildhibaannada…
Xarunta Baarlamaanka Federalka waxaa goor dhoweyd ka furmay kulan ay xildhibaannada Baarlamaanka su’aalo ku weydiinayaan wasiirkii afraad ee hor yimaada…
Guddoomiyaha Guddiga Qaran ee Doorashooyinka oo maanta hortagtay Baarlamaanka Fedeaalka ayaa su’aalo badan laga weydiiyey madax bannaanida guddiga iyo xiriirka…
Gudiga Doorashooyinka Qaran ayaa maanta hortagay Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib markii ay dalbadeen xildhibaanno, balse uu Guddiga sheegay inuu…
