Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa goor dhoweyd ansixiyay Hindise Sharciyeed ay soo dhammaatay doodiisa oo hor yaallay Baarlamaanka.
Browsing: Baarlamaanka
Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya c/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa su’aal la keenay awoodo uu kororsaday Aqalka Sare ee Baarlamaanka.
Xildhibaannada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhaqaaqay tallaabadii ugu horeysay oo ay isku siinayaan awoodo aanay ahayn oo…
Guddiga Difaaca Baarlamaanka ayaa maanta xarunta Guddoonka Baarlamaanka ee Villa Hargeysa kulan kula yeeshay Taliyaha ciidamada xoogga dalka.
Kulan ay maanta yeesheen xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayay ku ansixiyeen qodob aan ka mid ahayn shaqooyinka loo xilsaaray.
Shirarka xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa isku bedelay qaar doodo kulul la isku weydaarsado, iyadoo aanu jirin ajende looga hadlayo Golaha.
Odayaasha 135-ta Oday ee soo xulayergda dooratay xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya intooda ku sugan magaalada Muqdisho ayaa soo saaray qoraal…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa xildhibaanada labada gole ee kasoo jeeda degaanada Jubbaland ugu…
Wasiirka Amniga dowladda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa maanta hortegay Guddiga Arrimaha gudaha iyo amniga ee Golaha Shacabka.
Dood kulul ayaa maanta ka dhacday xarunta Golaha shacabka, iyadoo xildhibaanada Golaha Shacabka ay maanta ka hadleen xaaladda amniga dalka.
Shirka Baarlamaanka Carabta oo ay ku mideysan yihiin Baarlamaanada dalalka carabta ayaa markii ugu horeysay waxaa lagu qabtay Magaaladda Khartuum ee…
Mooshin ku saabsan xaalada amniga ee caasimadda Soomaaliya ayaa horyaalla Golaha Shacabka, kaasoo la filayo in loogu yeero mas’uuliyinta ugu…
Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka sheegay ayaa kashifay sir badan oo ku saabsan xaaladda…
Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa soo gudbiyay Mooshin u gudbiyay guddoonka, kaasoo ku saabsan xaaladda ammaanka dalka.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaar)i ayaa maanta u dhoofay dalka Suudaan xilli uu furmayo shirka madaxda maamul…
Guddoomiyeyaasha labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta ku wajahan magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.
Kulan lagu waday inuu Sabtidii shalay ay isugu yimaadaan labada aqal ee Baarlamaanka oo uu khudbad ka jeedin lahaa Madaxweyne…
Kulan ay maanta yeesheen xildhibaannada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta dood kulul ka dhacday, iyadoo qaar kamida senatoorada…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka noqday kulan uu maalinta Berri ah isugu yeeray labada Aqal ee baarlamaanka si…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa qoraal u kala diray guddoonada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
