Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa Mooshin ka geeyay xildhibaanada laga reebay Baarlamaanka ee dib loo dooranayo.
Browsing: Baarlamaanka
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka ku dhawaaqay maanta in uu…
Iyadoo 11-ka bishan Janaayo la qaban doono Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxaa maanta bilowday qabashada araajida musharixiinta u taagan Guddoonka…
Guddiga Baaralmaanka Soomaaliya u magacaabay Doorashada Guddoonka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha ayaa ayaa iska dhex doortay Guddoomiye, ku xigeen iyo Xoghaye.
Guddiga Doorashada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay xilliga la qabanayo Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya.
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa ku maadsaday fool xumada ka muuqata dhismaha Baarlamaanka ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed.
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd isku raacay dhismaha Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Soomaaliya.
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u codeeyay diidmo ka dhan ah Guddiyada Doorashada Dadban.
Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa kulankiisii ugu horeeyay maanta ku yeelanaya magaalada Muqdisho kadib markii la dhaariyay.
Kharashka ku baxaya Baarlamaanka Soomaaliya ee ka kooban labada Aqal ayaa sii kordhay, iyadoo horeba dhibaato uga jirtay bixinta kharashaadka…
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dalbaday in Baarlamaanka uu hor yimaado guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa khudbad dardaaran iyo cafis dalbasho ah maanta u jeediyay xildhibaanada Baarlamaanka oo…
4 SANO KA HOR MAANTA OO KALE: Waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ka dhacday xaflad lagu dhaariyay xildhibaanada cusub ee…
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku dhaqaaqay tallaabo aan hore loo arag kadib markii uu faragelin ku sameeyay liiska odayaasha dhaqanka…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qorsheysan wax bedel ku sameeyay qodobo ka mida Dastuurka KMG ah, taasoo u ogolaaneysa inuu xilka…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta wax ka bedel ku sameeyay labo qodob oo ka mida Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya.…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa qorsheynaya inuu wax ka bedel ku sameeyo qodob ka mida Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya, kaasoo si…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ansixiyay sharciyo ay ka mid yihiin: Sharciga Axsaabta siyaasadda Sharciga…
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta isku raacay in la soo hormariyo ansixinta sharciyada muhiimka u ah xaaldda kala…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo hadda haya xilka kusimaha Madaxweynaha dalka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa diiday inuu qaabilo…
