Madaxweynayaashsa maamulada Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta 2-Dec-2-2015 ku saxiixay heshii lagu soo…
Browsing: Photos
Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Sareeye Gaas Maxamed Aadan Axmed oo ay waheliyaan saraakiil kale oo wehliya ayaa maanta kormeeray xeryaha ciidamada…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa tababar u soo xiray ciidamada daraawiishta Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ah…
Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa lagu arkay isagoo kormeer habeenimo ku sameynaya howsha…
Allaha u naxariistee waxaa maanta lagu aasay qabuuraha Isbitaal Madiina ee magaalada Muqdisho Marxuum xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo shalay…
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid iyo wafdigii la socday kulan la yeeshay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, kulankasoo ka dhacay xarunta…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’rake iyo wafdi la socday oo isugu jiray wasiiro iyo Madaxweynaha Jubba…
Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta si rasmi ah xilka kala wareegay Guddoomiyihii hore ee…
Qasaaraha weerarka saaka aroortii lagu qaaday Hotelka Saxafi ayaa sii kordhaya iyadoo aan weli la soo afjarin weerarkaasi. Saraakiil, xildhibaano…
Hogaamiyayaasha in kabadan 50 dal oo Afrikaan ah ayaa ka qayb galaya shirweynaha Hindiya iyo Afrika oo lagu hormarinayo Ganacsiga iyo xiriirka…
Wadfigii Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee socdaalka ku jooga Boqortooyada Sacuudiga ayaa la kulmay Boqorka dalkaasi Boqor Salmaan Bin…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa galabta ka degay Garoonka Diyaaradeed oo ku yaala Magaalada Gaalkacyo qeybta Maamulka Galmudug, iyadoo ay…
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 36-aad ee Golaha wakiilada Puntland…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta sirasmi ah u furay kalfadhgii 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana xafladda furitaanka…
Soomaaliguu ugu horeeyay ayaa noqday xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka dalka Kanada kadib doorashadii dalkaasi ka dhacday oo Axmed Xuseen una…
Shirkii wadatashiga madaxda Soomaalida oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho ayaa shirkii saddexaad ee ay caasimadu marti geliso, iyadoo si…
Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa mar kale Muqdisho la tegay ciidamo kooban oo horin ka yar…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa booqday xarunta Mowlaca weyn ee Sheekh Muxyadiin Celi, magaalada Muqdisho, isagoo sheegay inuu ka…
Safaaradda Soomaaliya ku lahayd dalka Ciraaq ayaa dhowaan dib loo furay, kaddib muddo 25-sano ah, waxaana furitaanka safaaradda ka qeyb…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa socdaal maalin ah ku tegay magaalada Baydhaba oo ay ka socdaan soo xulista Baarlamaanka maamulka…