Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland ee maanta xilka laga qaaday Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed) ayaa sheegay inuu sharci darro yahay xil ka…
Browsing: Puntland
Kadib markii Mooshin degdeg ah xilka looga qaaday saaka Guddoomiyihii Baarlamaanka maamulka Puntland C/xakiim Maxamed Axmed (Dhoobo-Daareed) ayaa goor dhoweyd…
Wararka laga helayo magaalada Garowe oo xiisad siyaasadeed ay ka jirtay ayaa sheegaya in xildhibannada golaha Wakiilada Puntland ay si…
Wararkii ugu danbeeyay Garowe ayaa sheegaya in Mooshin ka dhan ah guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland loo gudbiyey ku xigeenkiisa, iyadoo xalay…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya inay caawa is rasaaseyn dhex maray ciidamo ka wada tirsan…
Waxaa sii xoogeysanaya wararka ku saabsan qorshe lagu doonayo in xilka looga qaado Guddoomiyaha Golaha wakiilada Puntland C/xakiim Dhoobo-daareed.
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo degmada Qarsho kula hadlay odayaasha iyo Isimada Puntland ayaa sheegay in waxa kala dhaxeeya…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa ka noqday dacwad uu faray xeer ilaalinta Puntland inay ku qaado xildhibaan ka tirsan…
Sida ay sheegeyso saadaasha ay sameeyeen ee cimilada waxaa hoos u dhacday halistii laga digay duufaan iyo roobab dabeylo wata…
Xafiiska xeer ilaalinta Puntland ayaa dacwad ku soo oogay xildhibaan Cawil Xasan Daad oo ka tirsan golaha Wakiilada Puntland, isagoo…
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni oo maanta furay kalfadhiga Golaha Wakiilada maamulkaasi, ayaa su’aalo adag kasoo wajahay xildhibaan ka…
Senator Maxamuud Axmed Maxamuud (Mashruuc) oo ka mid ah Senatorada Aqalka Sare ee kasoo jeeda maamulka Puntland ayaa sharci darro ku…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaaladaasi, iyadoo uu ahaa mid Gaarigiisa loogu xiray taliyaha…
Waxaa magaalada Kismaayo xalay ka dhacday xaflad sagootin ah oo loo sameeyay madaxdii hore iyo siyaasiyiintii ka qeyb gashay caleemo-saarkii…
Waxaa magaalada Kismaayo ka socda diyaar garow weyn oo lagu soo dhoweynayo wafdiga Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo la…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa la sheegay inuu qaadacay shirak Madasha Iskaashiga Somalia ee maanta ka furmaya magaalada Muqdisho.
Madaxtooyada Puntland ayaa cambaareysay xayiraadda socdaal ee maanta la saaray madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, waxayna sheegtay inay…
Guddiga KMG ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u magacaabay Diyaarinta sharciga Doorashooyinka Qarank ayaa maanta gaaray magaaladda Garoowe ee caasimadda…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulalaahi Deni ayaa si buuxda u taageeray dib u doorashadii Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, isagoo…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Booliska ay gudaha u galeen xarun idaacadeed oo ku…
