Wararka naga soo gaaraya Gobolka Bari ee Somalia ayaa sheegaya in xalay fiidkii Dhul Gariir laga dareemay dhulgariir ka dhacay…
Browsing: Puntland
Wasiirkii hore ee Haweenka Puntland Caasho Geelle ayaa faahfaahin ka bixisay wixii ka dhacay magaalada Gaalkacyo iyo shirqoolkii ay madaxda…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa eedeyn culus u jeedisay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ay sheegeen inuu sio fowdo…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in maamulka Puntland uu ugu danbeyn aqbalay in soo dhoweyn shacab Waqooyiga Gaalkacyo…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in is mari waa’ uu ka dhashay qaabka uu Ra’iisal wasaare Xasan Cali…
Maamul Goboleedyada Puntland ayaa uga digay xukuumadda Federaalka Soomaaliya inay faragelin ku sameyso Doorashada Jubaland ee qorsheysan inay dahcdo aakhirka…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay inuu dagaal ka dhacay degaanka Mareero ee duleedka magaalada, kadib markii ay is…
Guddi ka tirsan Baarlamanka Puntland oo loo xil saaray kasoo talo-bixinta Xaaladda Puntalnd iyo ururinta tallooyinkii guddiyada Golaha wakiilada ayaa…
Maxkamadda Gobolka Nugaal ayaa amartay in la xiro mid ka mida Qareennada u doodayey eedeysanayaasha kiiska Caa’isha Ilyaas Aadan, kaasoo…
Shirkada Ethiopian Airlines ayaa ku dhawaaqday xilliga ay duulimaadka ka bilaabeyso magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.
War dhowaan kasoo yeeraty Wasiir ku xigeenka Amniga Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo ku saabsanaa in la qaban doono cid…
Gobolka Nugaal ee maamulka Puntland ayaa guddoomiye u sameeyay ganacsatada kasoo jeeda degaanada K/Galbeed Somalia ee ku gobolkaasi ku nool.
Wararka laga helayo gobolka Bari ayaa sheegaya in maleeshiyadda Al-shabaab ay saaka la wareegeen degaanka Af-urur ee gobolka Bari, halkaasoo…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay inay ka hor timid heshiis dhex maray maamulka Puntland iyo shirkad shiinees…
Maamulka Puntland ayaa dowladda Itoobiya u gacan geliyay nin madax ka ahaa Xabsigii caanka ahaa ee ‘Jeel Ogaadeen’ is-mamulka Soomaalida…
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa ka noqday hadal shalay kasoo yeeray oo ku saabsanaa inuu fashilmay…
Wasiirka Waxbarashada maamulka Puntland Cabdullaahi Maxamed Xasan u jawaabay Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya C/llaahoi Goodax Barre oo magaalada Jowhar ka sheegag…
Wasiirka Waxbarashada Dowlada Federalka Cabdulaahi Goodax Barre oo ku sugan magaalada Jowhar ayaa halkaasi ka sheegay in imtixaanka dugsiyada sare…
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdulllahi Deni ayaa weriye dhalinyarro ah oo caan ah u magacaabay afhayeenka maamukliisa kadib wareegto kasoo…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheega inuu Qarax saaka ka dhacay magaaladaasi, siiba halka laga galo xarunta Maxkamadda Darajada…
