In ka badan 50 qof oo isugu jira ciidamada Puntland iyo al-Shabaab ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen weerar culus
Browsing: Puntland
Kulan degdeg ah oo xukuumad Goboleedka Puntland ay leeyihiin ayaa ka socda magaalada Garowe.
Qasaare baaxad leh ayaa ka soo gaaray ciidamada Puntland weerarkii Alshabaab ay xalay xilli dambe ku qaaday saldhigga Af-urur ee…
Warar ku dhowdhow Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in taliyihii hore ee ciidamada Booliska Puntland xil looga magacaabay dowladda Federaalka.
Xarakada Alshabaab ayaa guulo ka sheegatay weerar culus oo ay saaka ku qaadeen saldhig ku yaalla duleedka magaalada Boosaaso ee…
Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Cali Gaas ayaa ku dhaqaaqay xil ka qaadis iyo magacaabis mas’uuliyiin ka tirsan maamulkiisa.
War-saxaafadeed kas oo baxay Golaha Wasiirada Puntland oo shir yeeshay shalay ayaa looga digay Baarlamaanka Soomaaliya inuu ansixiyo xeerarka horyaalla.
Dabley hubeysan ayaa caawa fiidnimadii weerar ku dhaawacay sarkaal ka tisan ciidamada Puntland ee magaalada Gaalkacyo.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee Goboka Bari ayaa sheegaya in halkaasi lagu qabtay gaari siday waxyaabaha qarxa.
Dadka degmada Qardho ee Gobolka Bari ayaa welwel ka muujiyay dhulka calaamado lagu arkay duleedka magaalada oo ah inuu dhulku…
Maxkamadda Ciidamadda Puntland ayaa xoriyadoodii u celisay, isla markaana fasaxday 6 Nin oo ka tirsanaa Ururka khilaafada Islaamiga ee Daacish…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay sarakaal ka tirsanaa ciidamada Booliska.
Maamul Goboleedka Puntland ayaa ku dhaqaaqday tallaabo ay kula tartameyso dowladda Federaalka dhinaca shirarka caalamiga ah.
Ciidamada Booliska Galmudug ee magaalada Gaalkacyo ayaa gacanta ku dhigay Gaari laga soo dhacay dhinaca waqooyi ee magaalada oo ay…
Wrarka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xalay halkaasi lagu dilay nabadoon caan ah oo koox hubeysan ay toogteen.
Koox diimeedka cusub ee As-saaciduun Bilxaq ayaa khilaaf ka dhex abuurtay maamul Goboleedka Puntland.
Ciidamada ammaanka ee Gobolka Bari ee Puntland ayaa gacanta ku dhigay walxaha qarxa iyo shan rag ah oo abaabulayay qaraxyo ka…
Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay buuraleyda Galgala ee Gobalka Barri.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in caawa lagu dilay magaalada sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamada milateriga.
Maamul Goboleedka Puntland ayaa amar ku bixiyay in la dabagalo oo la soo qabto xubnaha ka mida urur diimeedka la…
