Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta mar kale u duulay dalka Imaaraadka Carabta.
Browsing: Puntland
Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas iyo Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa lagu eedeeyay inay faragelin ku sameeyeen ergadii dooran lahayd xildhibaanada…
Wararka naga soo gaaraya degmada Qandala ee gobolka Bari ayaa sheeagaya in qoysas badan ay halkaasi ka barakaceen.
Maleeshiyadii kooxda Daacish ee shalay la wareegay degmada Qandala ee Gobolka Bari ayaa iskood uga baxay degmadaas.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in madaxweynaha maamulka Galmudug uu qarka u saaran yahay inuu joojiyo howlaha doorashooyinka…
Guddoomiyaha degmada Qandala ee Gobolka Bari Jaamac Maxamed Quurshe ayaa xaqiijiyay in kooxda Daacish ay la wareegeen degmada.
Warar isa soo taraya oo ka imaanaya Gobolka Bari ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan kooxda Daacishta Soomaaliya ay la…
Puntland ayaa Qaramada Midoobay ku eedeysay inay fududeyneyso dagaalka Gaalkacyo ka socda ee kala dhaxeeya maamulka Galmudug.
Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dib u laabtay magaalada Boosaaso kadib socdaal uu ku tegay Itoobiya iyo…
Qasaarihi ugu badnaa maalin qura ayaa ka dhashay dagaalkii maanta ee magaalada Gaalkacyo.
Maamul Goboleedka Puntland ayaa noqday maamul goboleedkii ugu danbeeyay ee taageera dhismaha maamulka cusub ee Hirshabeelle.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaalka galabta dib uga qarxay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug oo caawa iskiis…
Puntland ayaa mar kale ku eedeysan ciidamada dowladda Soomaaliya inay qeyb ka ahaayeen dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
Loolan adag iyo cod bixin saddex wareeg qaadatay ayaa lagu guuleystay kursigii 10-aad ee Aqalka Sare ee Federaalka oo baarlamaanka…
Dagaalkii saaka dib uga bilowday magaalada Gaalkacyo ayaa weli socda iyadoo rasaas culus iyo madaafiic ay is weydaarsanayaan labada dhinac.
Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya ee xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa laga waayay maanta kulankii Baarlamaanka Puntland.
Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ayaa maanta bilaabay inuu dhageysato khudbadaha musharixiinta Aqalka sare.
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland ayaa lagu qasbay inuu liiska musharixiinta Aqalka Sare ka saaro siyaasi ay isbaheysi lahaayeen oo ka…
Maamulka Puntland ayaa soo bandhigay Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare u metalaya kadib markii isbedela lagu sameeyay liiskii hore.
Qaar ka mida warbaahinta Puntland ayaa faafiyay qoraal been abuur ah oo lagu sheegayo in Qaramada Midoobay ay diiday ama…
