Guddoomiyihii hore ee Gobolka Bari C/salaan Gallan oo dhowaan ay isku dhaceen maamulka Puntland markii weerar lagu qaaday gurigiisa laguna…
Browsing: Puntland
Wasiirka Waxbarashada maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Saadaat Maxamed Nuur iyo ku xigeenkiisa oo socdaal ku tegay xarunta Magaalada Garowe ayaa…
Maamulka Puntland ayaa ka hor yimid Guddigii Saxaafada ee ay dhowaan ansixiyeen Golaha wasiirada Xukuumadda Soomaaliya, isla markaana ka koobnaa 9-ka…
Maxkamadda ciidamada maamulka Puntland ayaa Khamiista xukun dil ku riday 43 kamida maleeshiyadii Al-shabaabtii lagu soo qabtay dagaalkii Suuj iyo…
Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa xilalkii ka xayuubiyay Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda Puntland iyo ku xigeenkiisii Sharma’arke Shiikhdoon…
Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe ayaa siyaasiyiinta kasoo jeeda Beesha Harti ee maamulkiisa ka mida masaafurin siyaasadeed diray magaalada Garowe ee xarunta…
Wararka laga helayo buuraha Galgala ee gobolka Bari, maamulka Puntland ayaa sheegaya in habeenadii ugu dambeeyay ay diyaarado dagaal oo…
Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas ayaa guul siyaasadeed oo ciriiri gelisay kala hor yimid Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh , kadib dood…
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta dib ugu laabtay magaalada Garowe kadib muddo 5 maalmood ah oo…
Kulano adag oo aan caadi ahayn ayaa magaalada Muqdisho uga socda madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulada dalka, kadib…
Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ka hor yimid in Baarlamaanka Federaalka uu wax ka bedel ku sameeyo heshiiska Doorashada…
Waxaa Caawa Salaadii Maqrib kadib lagu dhex dilay Gaarigiisa Cumar Cabdulle (Cumar Dheere) oo kamid ahaa Mareeyihii Shirkada Isgaarsiinta Somtel…
War-murtiyeed ka soo baxay kulan ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada Puntland ayaa laga soo saaray qodobo quseeya doorashada dalka 2016,…
Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Bari Gaashaanle Sare C/Xakiim Yuusuf oo ka mid ahaa saraakiishii ku suganeyd Xeradda ciidamadda Birmadka ee…
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo socdaal ku tegay dalka Sucuudiga ayaa heshiis dhanka maalgashiga iyo dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha la…
Dhowaan ayaa la shaaciyay dhibaato la sheegay inay heysato dadka Fiisaha (Dal-kugalka) Itoobiya u raadsada Qunsuliyadda Itoobiya ku leedahay magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Buuhoodle ayaa sheegaya in maleeshiyo taabacsan maamulka Puntland ay la wareegtay maamulka degmadaasi oo hore u…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga maamulka Puntland ayaa sheegaya in xalay magaaladaasi ay hareeyeen hub waaweyn oo…
45 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kana soo jeeda beelaha Digil & Mirifle ayaa qeylo dhaan ka soo saartay…
Ciidamo fara badan oo ka tirsan Puntland ayaa la sheegay in la geeyay degaanka Garcad ee Gobolka Mudug oo ahaa halkii…
