Dagaal u dhexeeya laba maleeshiyo oo ka soo kala jeeda Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa dagaal ku dhex maray degaanka Saaxo…
Browsing: Puntland
Khilaaf culus ayaa ka taagan Hay’adda Macdanta iyo Shidaalka Puntland kadib markii agaasimaha Hay’adaasi Ciise Dhalowaa uu sheegay inuusan waxba…
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan Magaalada Washington ee dalka Mareynkanka ayaa wareysi dhinacyo badan taabanaya…
Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka hadlay natiijadii shirka Istanbuul, isagoo sheegay in shirka intiisa badan looga…
Afhayeenka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac ayaa sheegay in shirka Istanbuul ee arrimaha hiigsiga cusub loo dhamaa oo ay…
Madaxweynaha Puntland ayaa shirka maanta ka furmay Magaalada Istanbuul ee arrimaha Soomaaliya ku tilmaamay shir lagu jahawareerinayo umadda Soomaaliyeed oo…
Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka baaqsaday inuu ka qeyb galo shirka heerka sare ee arrimaha…
Maamulka Puntland ayaa diidmo cusub ka hor keenay wax ka bedelka Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya iyadoo soo saartay warsaxaafadeed ay…
Golaha wasiirada dowlad goboleedka Puntland ayaa war ay ka soo saareen kulankoodii maanta ee magaalada Garowe waxay ku sheegeen in…
Baarlamaanka Puntland ayaa qaadacay casuumaad uga timid Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ku saabsaneyd ka qeyb galka shirar ka dhacayay magaalada…
Ethiopia’s Minister of Foreign Affairs, H.E. Dr Tedros Adhanom conferred with the President of Somalia’s Puntland State, Abdiweli Mohamed Ali Gaas,…
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka dhoofay garoonka Magaalada Garowe, isagoo ku sii jeeda…
Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas ayaa magacaabay Guddiga doorashada Puntland oo ka kooban lix xubnood oo uu sheegay inay ka mid…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa u jawaabay dhigiisa Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo laga soo xigtay inay…
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa la sheegay in looga yeeray magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya,…
Hogaamiyaha maamul goboleedka Puntland C.abdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay saddex qorshe oo u furan maamulka Puntland kadib markii ay…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa diiday lacag malaayiin doolar ah oo dowladda Federaalka ay siisay, kadib is faham…
Ugu yaraan hal qof ayaa dhintay saddex kalena way ku dhaawacmeen idagaal xalay xeebta ceelaayo oo 30 KM dhanka waqooyi…
Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa intii uu joogay magaalada Garowe ee wadahadalka la lahaayeen madaxda maamulka…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa qarka u saaran inuu ku dhaco shirqool siyaasadeed kadib markii ay diiday qaabka doorashada 2016, isla…
