Gollaha Wakiilada maamulka Puntland oo dhowaan doortay guddoomiye cusub ayaa fadhigoodii maanta uga dooday dhulka maqan Puntland oo weli ay sheegeen inaysan…
Browsing: Puntland
Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay dagaalka saaka ka qarxay magaalada Gaalkacyo ee u dhaxeeya maamulada Puntland iyo Galmudug iyadoo Puntland ku…
Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaara magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug oo saaka dagaal culus ku dhex maray…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi uu saaka ka qarxay dagaal u dhaxeeya ciidamo…
Xariga magaalada Garowe lagu xiray weriya Jaamac Daparaani oo si weyn loo cambaareeyay kadib, waxaa la is weydiinayaa sababta xarigiisa…
Shirarkii wadatashiga qaabka doorashada dalka ka dhaceysa oo maanta lagu soo gabagabeeyay magaalooyin badan oo dalka ka mida, ayaa magaalada…
Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa isbedel u gaar ah ku sameeyay qorshihii shirarka wadatashiga qaabka doorashada…
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka dowladda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Garowe…
Wasiirka Warfaafinta Puntland ayaa shaqadii ka joojisay Weriye Jaamac Yuusuf Jaamac (Deperani) oo ka tirsan Telefeshinka Somali Channel xafiiska Garowe,…
Xildhibaan Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhooba-daareed) oo tartanka doorashada Afhayeenka Baarlamaanka looga guulaystay maanta ayaa sheegay in tartanka doorashada uu ahaa…
Doorashadii guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa ka socota xarunta Baarlamaanka ee magaalada Garowe, waxaana soo dhamaaday wareegii koowaad iop labaad iyadoo…
Iyadoo lagu wado inay doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland maanta ka dhacdo xarunta Garowe ayaa waxaa iska soo daba dhacaya saadaal ku…
Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa maanta shaaciyay xilliga ay dhici doonto doorashada Afhayeenka, iyadoo sheegay 9-ka November 2015 oo…
Shir looga dooday sharciga dhismaha Maxkamadda Dastuuriga ah ee dalka oo ka mida Hay’adaha Sharciga ah ee aan lagu guuleysan…
Dooni laga leeyahay dalka Iiraan ayaa ku degtay xeebaha degmada Qandala ee Gobolka Bari, kadib markii Doonta degtay ay saameeyeen…
Ciidamada Maamulka Puntland ayaa Xabsiga magaalada Garoowe u taxaabay xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaankii KMG ee Soomaaliya ahna siyaasi ninka lagu…
Maamulka Puntland ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo in idaacada VOA-da qeybteeda ku hadashada Afka Soomaaliga laga dhageysto degaanada Puntland. Warqad…
Xildhibaanada Golaha wakiilada Puntland ayaa maanta shirkoodii sii watay markii uu is casilay guddoomiyahoodii saaka, waxaan kulankooda shirk guddoominayay Gudoominayey Cabdixamiid…
Madaxweynaha Puntland C/Weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ka gaabsaday inuu ka jawaabo su’aalo ay rabeen xildhibaanada Golaha Wakiilada Puntland inay…
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 36-aad ee Golaha wakiilada Puntland…
