Olole weyn ayaa ka dhex socda Baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo lagu doonayo in lagu diido heshiiska Qorshaha qaabka doorashada 2016 oo ay…
Browsing: Qaabka doorashada 2016
Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo maanta dib ugu laabtay magaaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali (Sharma’rake) ayaa sheegay in go’aanadii ka soo baxay shirkii madasha Qaran ay…
Xildhibaan C/raxman Xoosh Jibriil oo Barlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas uu wax ka ogyahay, dhinaciisana ka…
Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe ayaa si qayaxan u kashifay wixii ka dhacay shirkii Madasha Qaran ee Muqdisho, isagoo sheegay…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ayaa shaaciyay in heshiiskii kas oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la sheegay inay ka tafan tahay oo xiriirkoodii xumaa muddooyinkii…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa isu diyaarinaya inuu tago magaalada Garowe ee maamulka Puntland oo ay kala xaajoon…
Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole ayaa is weydiiyay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu yahay Munaafaq iyo inkale, isagoo ku…
Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsna Soomaaliya Micheal Keating ayaa Golaha Ammaanka Warbixin ka siiyay xaaladda Soomaaliya iyo…
Maamulka Jubba ayaa si buuxda u taaageeray Go’aankii Madasha Qaran ee qaabka doorashada dalka 2016 oo dowladda Federaalka iyo beesha…
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa soo dhoweyn weyn loogu sameeyay dhoweeyay magaalada Boosaaso, kadib markii uu ka…
Dad badan ayaa is weydiinaya waxa ka khaldan heshiiska qaabka doorashada 2016 oo dowladda Federaalka iyo beesha caalamka ay isla…
Madaxwaynihii hore Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo hore culeys weyn ugu ahaa madaxweynaha talada haya ee C/weli Gaas ayaa maanta shir…
Baarlamaanka Puntland ayaa kulan degdeg oo uu maanta ayuu ku diiday kana hor yimid heshiiska Madasha Qaran ee lagu qaatay…
Wasiirka wasaaradda degaanka maamulka Puntland Dr. Cali Cabdillaahi Warsame ayaa laga soo xigtay hanjabaad ku saabsan in Puntland ay ka goosan doonto…
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa fadhigooda maanta ka socda magaalada Muqdisho waxaa la hor keenay heshiiska Madasha Qaran ee qaabka…
