Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya asheegaya in Xeebta Jazeera ee degmada Wadajir galabta lagu qabtay Labo doomood oo siday Qaad.
Browsing: Qaad
Diyaarado sida Qaad ay keeneen dalka Kenya ayaa maanta ka degay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Gaalkcayo kadib markii ay baaqdeen…
Duqa Degaanka Meru ee dalka Kenya Peter Menyu ayaa sheega in noloshiisa ay halis ku jirto kadib markii lagu eedeeyay…
Maamul Goboleedka Puntland ayay fadeexad ka raacday Qaadka ka yimaada Kenya ee ay u fasaxday degaanadeeda iyagoo jebisay go’aankii dowladda…
Dowladda Soomaaliya ayaa ugu danbeyn shaacisay sababta loo hakiyay Qaadka dalka Kenya ee tegi jiray Soomaaaliya.
Buuq iyo jahwareer ayaa ka taagan suuqa ugu weyn ee qaadka ee Muqdisho oo saaka sidiisii hore aan ku waabariisan.
Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka hor yimid go’aankii dowladda Soomaaliya ku mamnucuday Qaadka yimaada dalka Soomaaliya.
Arday u dhashay dalka Kenya oo diyaarinya Shahaadada labaad Master-ka dhinaca raashinka Kevin Nethiga ayaa ayaa markii ugu horreeyay sameeyay…
