Guddoonka Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa go’aamiyay in xeer ilaalinta ay muddo 24 saacadood ah ku keento caddeymaha ay u heysto…
Browsing: Qarandumis
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inay soo idlaatay maxkamadeyntii siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo galabta ka dhacday xarunta maxkamadda…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa Galabta la soo taagay maxkamadda Gobolka Banaadir, iyadoo loo heysto eedo dhowr ah.
Siyaasiga Salaad Cali Cali Jeelle oo ka mida guddoomiyeyaasha xisbiyada dalka ka jira ayaa maanta ka hadlay falkii lagu xiray…
Xildhibaano dhowr ah ayaa loo ogolaaday inay arkaan siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo u xiran dowladda Soomaaliya.
Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la wareegay dabagalka xaaladda xildhibaannada lagu soo oogay dacwadda ee Xeer ilaalinta ay dalbatay in xasaanadda…
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka hadlay falkii xalay ka dhacay Muqdisho ee lagu xiray siyaasiga C/raxmaan…
Qaar ka mida xildhibaannada Beesha Hawiye oo shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa war kasoo saaray xariga siyaasiga C/raxmaan C/shakuur…
Hoteelada magaalada Muqdisho ayaa bilaabay inay fuliyaan amarka wasaaradda amniga Soomaaliya iyagoo diiday in lagu qabto shirar aan fasax loo…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa weerar afka ah ku qaaday xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir, isagoo…
Xildhibaano ku dhow 100 xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa caawa isugu tegay xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed…
Dood badan ayaa ka dhalatay warka ka soo yeeray xeer ilaaliyaha Qaranka ee ku saabsan in laba xildhibaan oo ka…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa madaxweynaha Soomaaliya ku eedeeyay inuu ka danbeeyo warka kasoo baxay xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaannada ku kacsan hoggaanka Dowladda Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaamay xilka xeer…
Xildhibaan Cabdi Saabir Nuur Shuuriye oo maanta xeer ilaaliyaha Qaranka ku eedeeyay Qarandmusnimo ayaa kasoo hadlay dalk Imaaraadka Carabta isagoo…
Xeer ilaaliyaha Qaranka Somaliya Dr Axmed Cali Daahir oo shaaciyay in laba Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya lagu bilaabayo…
