Browsing: Qarax gaari
Alshabaab ayaa weerar is-miidaamin ah oo loo adeegsaday ku qaaday caawa saldhiga degmada Waaberi ee caasimadda Muqdisho.
Mas’uul ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir, gaar ahaan degmada Deyniile ayaa u dhintay qarax dhaawac culus oo kasoo gaaray qarax…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in dad badan oo shacab ah ay ku dhinteen Gaari BL ah oo…
Faahfaahin dheraad ah yaa laga helayaa qarax maanta ka dhacay magaalada Kismaayo, kaasoo lala beegsadat sarkaal ka tirsan Nabad-sugida maamulka…
Warar kala duwan ayaa kasoo abxaya Gaari dab qabsadaymagaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgoyska Fagax ee degmada Yaaqshiid.
Weerar Qarax Miino ahaa ayaa lala beegsaday Gaari uu la socday sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada dowladda, kaasoo u…
Ciidamada Kumaandooska Danab ee xoogga dalka ayaa qarxiyey Gaari la sheegay inuu Qarax sida oo ku sugnaa degaanka Tooratoorow ee…
Qarax miino ayaa lagu beegsaday Gudoomiye ku xigeenka Degmada Yaaqshiid ee dhinaca arrimaha bulshada Cabdullaahi Yuusuf Maxamed Shiilow.
Qarax Miino ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Xeyle Dariise; jidka Ex. Koontrool Balcad.
Gaari Miineysan ayaa goor dhoweyd lagu qarxiyey mas’uuliyiinta degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho, kadib gurmad ay u sameeyeen guddoomiye waaxeed…
Faahfahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax miino oo haleelay Gaariga ciidamada ilaalada Guddoomiyaha Degmada Balcad, kaasoo dhaliyey qasaare xoog…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax lala beegsaday Gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho, iyagoo qaraxa laga malqay xaafado…
Dowladda Soomaaliya ayaa war ay ka soo saartay qaraxii maanta ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho ku sheegtay inay cambaareyneyso, iyadoo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax saaka ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqidsho, kaasoo lagu dilay sarkaal ka…
Qaraxa Gaari ayaa ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay inta badan magaalada.
Faaahfaahin dheeraad ayaa kasoo baxeysa Qarax Gaari oo saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo dhaliyey qasaare dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa…
Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool oo ay maamusho Somaliland ayaa sheegaya in inuu halkaasi ka dhacay qarax…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax saaka ka dhacay Isgoyska Taleex ee degmada Hodan, magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qarax maanta haleelay Gaari ay dad shacab ah la socdeen oo ku bas beelay…
