Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Gaari yar oo nooca raaxada ah uu ku qarxay isgoyska Shaqaalaha ee…
Browsing: Qarax gaari
Alshabaab ayaa war ay soo saartay ku sheegtay mas’uuliyadda qarax lagu dilay Injineer Turki ah, kadib qarax loogu xiray Gaarigiisa…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga healy Qarax Gaari lagu xiray Duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgoysyada KM4…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Gaari lagu xiray waxyaabaha qarxa uu goor dhoweyd ku qarxay isgoyska KM…
Gaari ayaa ku qarxay magaalada Muqdisho, kadib markii lagu xiray waxyaabaha qarxa ee lagu dhejiyo gawaarida, waxaana qaraxa oo dhacay…
Sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska ayaa ka badbaaday Qarax loo dhigay Gaarigiisa oo ahaa nooca NISSAN SURF xilli uu ku…
Qarax gaari ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho oo ku jira howlgal amni, ayna xiran yihiin wadooyinka intooda badan.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxa gaari uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Ciidamada Amniga ayaa faahfaahin ka bixiyey qarixii caawa ka dhacay agagaarka Dugsiga Sare ee Booliska Muqdisho, nooca gaariga iyo qasaaraha…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Gaari oo saakay ka dhacay Xaafadda NBC ee Degmada Hodan, magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in qarax gaari uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Gaari lagu xiray waxyaabaha qarxa ayaa goor dhoweyd ka dhacay degmada H/wadaag, magaalada Muqdisho, iyadoo gaariga uu dab xoog leh…
Gaari lagu soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa goor dhoweyd ku qarxay magaalada Muqdisho, sida ay sheegayaan wararkii ugu danbeeyay ee…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay qeybo ka mida degmooyinka…
Gaari lagu xiray waxyaabaha qarxa ayaa ku qarxay galabta isgoyska Taleex ee Magaalada Muqidsho, iyadoo la dhigay Albaabka Xarunta Bankiga…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay inuu qarax ka dahcay magaalada Muqdisho, kaasoo geystay qasaare.
Hay’adaha Amniga ayaa gacanta ku dhigay dadkii watay gaari ku qarxay Muqdisho maanta, iyadoo ay socoto baaris ku aadan dadkaas…
Qarax ka dhacay Gaari lagu qabtay magaalada Muqdisho oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa dhaliyay dhaawacyo soo gaaray khabiir…
