Alshabaab ayaa shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo ismiidaamiyihii isku qarxiyey barta laga ilaaliyo Madaxtooyadda Soomaaliya ee isgoyska Ceelgaab,…
Browsing: Qarax is miidaamin
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax is-miidaamin ah oo saaka ka dhacay agagaarka degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug oo…
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qarax is-miidaamin ahaa oo lala beegsaday taliyaha ciidamada Booliska Gobolka Banaadir Faarax Maxamuud Qaroole.
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkii is-miidaminta ahaa ee galabta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Alshabaab ayaa war kasoo saartay qarax is-miidaamin ah oo saaka ka dhacay degaanka Biyo-cadde ee Gobolka Sh/Dhexe.
Waxaa sii kordhay qasaaraha qarixii is-miidaaminta ee ka dhacay xerada ciidamada Jeneraal Dhega-badan, iyadoo dhaawacyo badan la geeyay isbitaallada Muqdisho.
War kasoo baxay Alshabaab ayey ku sheegatay mas’uuliyadda qarixii is-miidaaminta ahaa ee maanta lagu qaaday Xerada ciidamada Jeneraal Dhega-badan ee…
Taliyaha ciidanka xoogga dalka General Odawaa Yuusuf Raage ayaaka hadlay khasaaraha ka dhashay qarixii is-miidaaminta ee maanta ka dhacay xerada…
Faahfaahin dheerad ah ayaa laga helayaa qarax uu fuliyey qof is-miidaamiye ahaa oo isku qarxiyey Xerada ciidamada ee Genaraal Dhega…
Taliska Booliska ayaa faahfaahin ka bixiyey qasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ahaa oo qof natii-halige ah uu ku qaaday saldhigga…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd qarax loo qof is-miidaamiye ah uu ka dhacay caasimadda.
Dhalinyaro badan ayaa lagu laayey qarixii is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay Maqaayada Gelato Divino oo mas’uuliyadiisa ay sheegatay Alshabaab.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax is-miidaamin ahaa oo barqanimadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsadya sarkaal…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inGudoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubaland Shaafi Raabi Kaahin uu geeriyooday.
War kasoo Al Shabaab ayaa lagu shaaciyey in werarkii is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay degaanka Janaay-Cabdalla, duleeda Kismaayo, lagu dilay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qarax qof is-miidaamiyey duhurnimadii maanta ku weerarray maqaayad ku taalla degmada Xamarjajab ee magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegyaa inuu goor dhoweyd qarax ka dhacay caasimadda.
Qarax is-miidaamin aha ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsadaya Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Jen. Odowaa Yuusuf Raage…
Wararka laga helayo degmada Baraawe ayaa sheegaya in saaka qaraxyo waaweyn laga maqlay xarunta ciidamada AMISOM ee degmadaasi.
Qarax aan hor loo arag ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, markii qof is-miidaamiye ahaa uu isku dhex qarxiyey Maqaayad…
