Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Gaari qaraxyo ku rarran yihiin lagu qabtay halkaasi.
Browsing: Qarax la qabtay
Saraakiisha ciidamada Booliska ayaa sheegay in caawa la qabtay gaari kale oo ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa,
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya ee NISA ayaa xalay shaaciyay inay qabteen Gaari
Ciidanka Nabadsugidda Soomaaliya ee NISA ayaa sheegay inay qabteen gaari nooca raaxada ah NOAH oo laga soo buuxiyay
Milkiilaha hotelka Maka Al-Mukarrama Gurey Xaaji Xasan ayaa si kulul u beeniyay war kasoo baxay afhayeenka Gobolka Banaadir
Ciidamada Nabadsugidda dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay Gaari ay saaran yihiin hub iyo walyaabaha qarxa, kaasoo ay ciidamadu sheegeen in…
Ciidamada Amaanka Dowlada Soomaaliya ayaa qabtay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa iyo Hub. Gaariga ayaa la dhigay banaanka hore…
Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo la sheegay in loo diyaariyay in lagu qarxiyo mid ka mida Hoteelada Muqdisho…
Gaari miineysan oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa loona diyaariyay in lagu qarxiyo goobo muhiim ah ayaa saaka lagu qabtay…
