Qarax nooca miinada ah ee dhulka la geliyo ayaa maanta duhurtii ka dhacay degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.
Browsing: Qarax miino
Alshabaab ayaa sheegtay inay ka danbeysay dilka Guddoomiyihii degmada Awdheegle oo maanta ku dhintay Qarax Miino oo lagu qaaday Gaari…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax qasaare geystay oo ka dhacay KM 13 ee duleedka Magaalada Muqdisho, waxaana qaraxa…
Qarax miino ayaa dhaliyey qasaare dhimasho iyo dhaawac leh, kaasoo lala beegsaday shaqaalaha nadaafadda Dowladda Hoose ee Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta mamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in guddoomiye ku xigeenkii Gobolka Sh/Dhexe ee dhinaca Amniga Muxumad…
Kenya ayaa xaqiijisay in ugu yaraan 10 ka mida saraakiisha ciidamada Booliska ee dalkaasi lagu dilay Miino loo dhigay degaan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay Qarax miino oo xalay lagu weerarray askar ka tirsan ciidamada Gaarka ah ee Booliska…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday ciidamo ka tirsan Booliska sida gaarka ah u tababarran…
Ciidamada Kumaandooska Xoogga dalka ee DANAB ayaa qirtay in taliyahooda uu ka badbaaday isku day lagu khaarijin lahaa oo ka…
Saraakiisha ciidamada dowladda Somalia ayaa xaqiijiyey in Qarax miino oo ka dhacay duleedka Muqdisho ay shalay ku dhinteen askar ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in kolonyo ka tirsan ciidamada Talyaaniga ee ku sugan Muqdisho lagu qarxiyey agagaarka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax miino lala beegsaday Kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM oo ku socdaalayey…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Qarax lala beegsaday Gaariga Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida Col…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga jelay Qarax miino oo saaka ka dhacay magalada Muqdisho, kaasoo lala beegsaday Gaari ay la…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in Qarax miino lagu weerarray Gaari ay la socdeen xubno ka tirsan maamulka…
Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Qarax xoog leh lagu qaaday Kolonyo ka tirsan…
Alshabaab ayaa war kasoo saartay Qarax Miino oo saaka lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan Gobolka Sh/Dhexe ee maamulka Hirshabelle.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helaya Qarax Miino oo ka dhacay duleedka magaalada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe kaasoo lalabeegsaday Gaari…
Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa qaraxyo lala beegsaday ciidamo ka tirsan AMISOM oo ku socdaaleyay Gobolka Sh/Dhexe, gaar ahaan degaanka Buurane…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax miino ka dhacay caasimadda, kaasoo geystay qasaare.
