Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa cambaareeyay qarixii ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
Browsing: Qarax
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada qarixii is-miidaaminta ahaa ee galabta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kaasoo lala beegsaday bar koontarool oo laga…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qarax maanta ka dhacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, agagaarka Madaxtooyadii C/qaasim iyo isbitaalkii…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagarka Madaxtooyadii C/qaasim, Degmada Hodon.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax saakay ka dhacay degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho, agagaarka Isgoyska Mariinada.
Dhalinyaro badan ayaa lagu laayey qarixii is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay Maqaayada Gelato Divino oo mas’uuliyadiisa ay sheegatay Alshabaab.
Wasaaradda Warfafinta xukuumadda Soomaaliya ayaa war-saxafadeed kasoo saartay Qarax is-miidaamin ah oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho.
Qarax xoog leh oo jugtiisa laga maqlay caasimadda ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax Miino oo maanta lala beegsaday ciidamada Booliska gaarka ah ee Haramcad ee ku…
Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa qarax maanta lala beegsaday Kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM oo marayey Wado Jid-cadde u dhaxeysa Fagax…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax is-miidaamin ahaa oo maanta Duhurkii ka dhacay Maqaayad ku taalla afka hore Dugsiga…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Dugsiga Sare ee Booliska Jeneraal…
Qarax ayaa caawa lala beegsaday Guddoomiyaha degmada Hodon Cabdikariin Cabdiraxmaan Ciise (Dhegajuun) oo Gaarigii uu la socday ay Miino kula…
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Wadadda 21-ka Oktoobar ee degmad Waaberi.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laag helayaa qarax ka dhacay isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsaday Wasiirka cusub ee…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa Qarax loo adeegsaday Miino oo lagu qaaday Busteejada iyo barta ciidamada Baar Ismaaciil…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax is-miidaamin ahaa oo barqanimadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsadya sarkaal…
Wararka hadda oo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay qaar ka mida degmooyinka…
Ardaygii kaalinta 22-aad ka galay Imtixaanka Dowladda ee Dugsiyada sare ayaa ku geeriyooday magaalada Kismaayo, sida ay shaacisay Wasaaradda Waxbarashada,…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Qarax weyn uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah…
