Qarax aad u culus oo jugtiisa laga maqlay daafaha magaalada Muqdisho ayaa goor dhow laga maqlay caasimadda Muqdisho.
Browsing: Qarax
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga bixiyey qasaarihii uu dhaliyey qarax is-miidaamin ah oo xalay ka dhacay koonfurta magaalada Gaalkacyo, kaasoo…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in weerar lagu qaaday Hotel weyn oo ku yaalla Koonfurta Magaalada, kaasoo…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa caawa soo bandhigtay nin ka tirsan Alshabaab oo ka danbeeyay qaraxii maanta ka dhacay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyo oo is xigay ay goor dhoweyd ka dhaceen magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay Qarax miino oo xalay lagu weerarray askar ka tirsan ciidamada Gaarka ah ee Booliska…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in kolonyo ka tirsan ciidamada Talyaaniga ee ku sugan Muqdisho lagu qarxiyey agagaarka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Gaari maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lagu xiray Gaari nooca aanay xabbadu…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Qarax lala beegsaday Gaariga Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida Col…
Alshabaab ayaa war soo saartay ku sheegatay mas’uuliyadda Qarax Caawa ka dhacay magaalada Muqdisho oo lala beegsaday xildhibaan ka tirsan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax caawa ka dhacay Wadadda Maka Almukarama, gaar ahaan agagaarka Xaaji Baasto, iyadoo la…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax Gaari oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsaday Gaari uu watay…
Jugta Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd laga maqlay caasimadda Muqdisho, kaasoo ahaa nooca lagu xiro baabuurta, waxaana soo baxaya…
Gaari laga soo buuxiyey Waxyaabaha qarxa oo is-miidaamin ahaa ayaa saaka lagu weerarray EX. Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho, iyadoo…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada degmada Baardheere ay toogasho ku dileen haweeney la sheegay inay ahayd…
Dowladda Somalia ayaa War kasoo saartay qarax galabta ka dhacay xarunta maamulka G/banaadir ee magaalada Muqdisho oo sababay qasaare dhimasho…
Xarakada Alshabaab ayaa goor dhoweyd war kasoo saartay Qaraxa galabta ka dhacay xarunta maamulka Gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho.
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxii is-miidaaminta ahaa ee ka adhacay xarunta maamulka G/banaadir oo xilligaasi uu ka socday…
Tirada dadkii ku dhintay qarixii is-miidaaminta aha ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sare u kacay, iyagoo gaaray 17…
Taliska Ciidamada Booliska Somalia ayaa sheegay inay ka hortageen Qarax Gaari isku dayey inuu xoog ku maro barta koontaroolka KM4…
