wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dad loo xiray Qarax xoog leh oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho,…
Browsing: Qarax
Qarax xoog leh ayaa caawa 11:00 habeennimo laga maqlay guud ahaan magaalada Muqdisho, iyadoo warar kala duwan kasoo baxayaan.
4 qof ayaa ku dhintay , 9 kalena waa ku dhaawacmeen qarax baabuur oo ka dhacay meel u dhow maqaayad…
Faahfaahin dheeraad aha ayaa laga helay Qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Tiyaatatka Qaranka iyo Taallada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, siiba agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax miino ka dhacay degaanka Weydo ee duleedka magaalada Muqdisho.
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ugu dambeyn soo afjaray weerarkii ugu waqtiga dheeraa ee maleeshiyada Al-Shabaab ku qaado dhismooyin iyo Hoteelo…
Madaxweynayaasha maamulalda Puntland iyo Jubbaland si kala gaara war uga soo saaray weerarka Alshabaab ee ka socda Magaalada Muqdisho iyo…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha xisbiga UPD Xasan Sheekh Maxamuud oo ay la socdaan dhalinyaro ka tirsan xisbigiisa ayaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada gaarka u tababbaran ee Gaashaan loogu yeeray howlgalka ka socda magaalada…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in lasoo afjaray howlgalkii ka socday dhisme ku dhow Hotelka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka qaraxyo Bam gacmeedyo iyo rasaas xoog leh laga maqlay dhisme ku…
Wararkii lagu danbeeyay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley ka tirsan Alshabaab ay gudaha ugu jiraan dhisme ay ka…
Xoghayaha Guud ee uruka Saxafiyiinta NUSOJ Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ka mid ahaa dadkii ka badbaaday qaraxii weynaa ee caawa…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax weyn oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo qasaare naf iyo hanti ah…
War hadda soo dhacay aya sheegay in qarax aad u xoog badan uu Caawa ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegay in weerar Bam lagu qaaday goob u dhow bar ay ciidamada dowladda ku…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in qarax miino oo ka dhacay duleedka magaalada Jowhar, markii ay qabsatay gaari…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in laba qarax oo is xigay ka dhaceen magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax gaari oo duhurnimadii maanta ka dhacay Laami-yaraha Isgoyska Soope ee magaalada Muqdisho.
