War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Qarax xoog leh uu ka dhacay magaalada Muqdisho, kasoo laga maqlay qeybo ka…
Browsing: Qarax
Wararka laga helayo magalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd uu qarax ka dhacay degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho oo jugtiisa laga maqlay qaar ka mida degmooyinka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu qarax qasaare geystay uu ka dhacay agagaarka Shinemo Nasri, degmada Hodon ee…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Qarax Gaari uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Waxaa la helay sawirrada Gaarigii lagu Qarxiyey guddoomiyaha Gobolka Sh/Hoose Maxamed Ibraahim Barre, oo ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho.
Faafhaahin dheeraad aha ayaa laga helayaa weerar Qarax miino ah oo lala beegsaday Gaari uu la socday guddoomiyaha gobolka Shabellaada…
Wararka hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Qarax lala beegsaday Gawaari uu la socday Guddoomiyaha cusub ee Gobalka Shabeelaha Hoose…
Wararka laga haleyo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya lagu qarxiyey duleedka magaalada Jowhar, iyagoo…
Qarax ka dhacay dhisme ku yaalla magaalada Galbeedka dalkaasi ku taalla ee Wuppertal, waxaana uu geystay qasaare kala duwan iyo burbur…
Wararka laga helayo magaalada Adis ababa ayaa sheegaya in saraakiil Boolis ah loo xirxiray qarixii ka dhacay magaalada ee lala…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu caawa qarax ka dhacay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Adis ababa ayaa sheegaya in madax badan ay la xiriireen Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyadoo…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Adisa ababa ayaa sheegay in shan qof loo qabtay qarixii maanta ka dhacay…
Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya qasaaraha qarixii maanta ka dhacay fagaaraha Meskel ee magaalada Adis ababa xilli uu ku…
Ciidamada amniga ee gaarka aha ayaa isku wareejiyay oo goobta kala cararay Ra’iisal wasaraha Itoobiya Abiy Ahmed, kadib qarax ka…
Sawirro dheeraad ah oo laga helay qarixii maanta ka dhacay fagaare uu dad kula hadlay Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed…
Ra’iisal wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ka badbaaday saaka Qarax ka dhacay fagaaraha Meskel Square ee magaalada…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerar Bam oo caawa lagu qaaday Xarunta degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
Faafhaahin dheeraad ah ayaa laga helay Qarax Gaarigiisa loogu xiray qof shacab ah oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
