Iyadoo hay’adaha amniga ee dowladda Federaalka aanay wax war ah kasoo saarin baaritaanka qarixii weynaa ee 14-kii Oktoobar 2017 ka…
Browsing: Qarax
Sheekh Cali Wajiis oo ka mida culimada waaweyn, kana mida guddiga taakuleynta Qaran ayaa ka sheekeeyay wixii ka qabsaday hotelka…
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay magacyada mas’uuliyiin iyo saraakiil ay ku dileen weerarkii ay ku qaadeen Hotelka Naasahablood 2 oo ay…
Marka shaqaalaha rayidku u qaataan Mushaar ahaan $400—$700, Askarigu wuxuu qaataa $100—$150.
La-taliyaha madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Axmed Nuur Tarsan ayaa ku baaqay in degdeg loo toogto, meel fagaare ahna la suro meydadka maleeshiyada…
Ciidamada gaarka ah ee NISA ayaa soo afjaray weerarkii kooxda Alshabaab ku qaaday Hotelka Naasahablood 2 oo socday muddo 11…
Guddoomiyaha G/Banaadir Taabit Cabdi Axmed ayay kasoo yeertay fal-celintii ugu horeysay ee rasmi ah oo ku saabsan Qaraxa iyo weerarka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in xubno isugu jira wasiiro iyo culimaa’udiin laga soo badbaadiyay Hotelka Naasahablood 2 oo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeynaaya muwaadiniintii ku geeriyooday weerarkii argagixisada ahaa ee lala beegsaday…
Wasiir ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhintay weerarka Alshabaab ku qaaday hotelka Naasa-hablood…
Qaraxyo iyo rasaas culus ayaa ka socota Hotelka Naasahablood 2 ee magaalada Muqdisho oo maanta lala beegsaday qaraxyo, isla markaana…
Qaraxii weynaa ee ka dhacay galabta iridka Hotelka Naasahablood 2 oo u dhow Baarka Banooda ayaa la ogaaday inuu ahaa…
Dad kala duwan ayaa ku dhintay qaraxii maanta ka dhacay magaalaada Muqdisho oo lala beegsaday Hotelka Naasahablood 2 ee Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in mas’uuliyiin iyo dad ku xayiran yihiin hotelka Naasahablood 2 oo galabta qarax…
Qaraxyo mataano ah oo waaweyn ayaa galabta ruxay magaalada Muqdisho laba toddobaad kadib qarixii weynaa ee ka dhacay Isgoyska Soope…
Laba qarax oo waaweyn iyo weerar toos ah ayaa laga beegsaday Hotelka Naasahablood II ee ku yaala degmada Xamarweyne ee…
Qarax labaad ayaa ka dhacay agaagarka hotelka Naasa-hablood 2 ee uu qaraxii hore ka dhacay, waxaana la maqlayaa rasaas xoog…
Qarax xoog leh ayaa lala beegsaday mid ka mida hoteelada magaalada Muqdisho oo ku dhow xeydaabka Madaxtooyada Soomaaliya.
Qarax xoog leh ayaa lala beegsaday mid ka mida hoteelada magaalada Muqdisho oo ku dhow xeydaabka Madaxtooyada Soomaaliya.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax weyn uu ka dhacay magaalada Muqdisho.
