War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Madaafiic hoobiyeyaal ah caawa lagu garaacay qeybo ka mida Muqdisho.
Browsing: Qarax
Qof ayaa ku dhintay, afar kalena dhaawac ayaa kasoo gaaray gaari lagu xiray waxyaabaha qaraxa oo galabta ka dhacay magaalada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa uu geystay qarax xoog leh oo ka…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhow qarax ka dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Qaraxa…
DAAWO: Qarixii lagu weeraray Baarka Blue Sky ee Muqdisho
Qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa lala beegsaday Baarka Blue Sky ayaa dhaliyay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh. Qasaaraha…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarixii maanta Duhurnimadii ka dhacay Magaalada Muqdisho oo lala beegsaday Maqaayad u dhow Xabsiga…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax xoog leh oo ruxay qeybo ka mida magaalada uu ka dhacay magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhashay miino uu ka dhacay degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inuu halkaasi caawa ka dhacay qarax loo adeegsaday Bambo.
Gaari lagu soo xiray miino ayaa maanta ka dhacay meel u dhow Isgoyska Jubba iyo safaaradii Talynaaiga ee Magaalada Muqdisho.
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo wararka hordhaca ah ay sheegayaan in qasaare uu jiro.
Waxaa goor dhoweyd qarax lala eegtay ku geeriyooday Jeneraal ka tirsan ciidamada Dowladd Federaalka Soomaaliya.
Qarax xoog weyn ayaa ka dhacay magaalada NewYork ee dalka Mareykanka, iyadoo weli uu socdo baaritaanka cidda ka dambeysay.
Qarax miino ayaa maanta Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku dilay saddex qof sida ay xaqiijiyeen saraakiisha ammaanka dowladda Federaalka.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa madaafiic hoobiyeyaal ah oo maanta duhurnimadii ku dhacay agagaarka Madaxtooyada Somalia.
Booliska Goboolka Banaadir ayaa sheegay in nin ganacsade ah uu ka badbaaday isku day la doonayay in lagu khaarijiyo markii…
Gaari noociisu yahay NISSAN SURF ayaa duhurnimadii maanta ku qarxay wadadda Maka Almukarama ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax xoog leh ka dhacay magaalada.
Afhayeenka Guud ee Alshabaab Sheekh Cali Dheere ayaa farriin uu soo diray ka hadlay qarixii maanta lala beegsaday Hotelka SYL…
