Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax xoog leh goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta…
Browsing: Qarax
Taliyaha Saldhiga Booliska magaalada Baladweyne Col. Cali Dhuux Mahad Alle ayaa ka warbixiyay qaraxii maanta ka dhacay Garoonka diyaaradaha Beledweyne, isagoo…
Wararka ugu danbeeye ee laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in qaraxii ka dhacay saaka garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax saaka ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyn oo dhaliyay qasaare dhaawac…
Qarax miino nooc dhulka la geliyo ayaa maanta ka dhacay Baar-Caleen oo u dhow garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo xilli uu…
Afar askari ayaa ku dhintay, tiro kalena dhaawaco ayaa kasoo gaaray qarax miino oo gaari ay wateen lala eegtay degaanka…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa tacsi u diray shacabka Soomaaliyeed ee ay ehelladooda ku wax…
UPDATE: Wararkii ugu danbeeyay ee qasaaraha qaraxa ayaa sheegaya in tirada dadka ku dhintay ay sii korortay oo ay gaartay…
Wararka hadda soo dhacaya ee laga helayo magaalada Baydhaba ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay…
DAAWO SAWIRRO: QARAXYADII LALA BEEGSADAY HOTEL SYL & BEERTA NABADDA HOOS KA DAAWO SAWIRRADA QARAXYADA [DIGNIIN WAXAA SAWIRADA KU…
Qarax kale ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho kadib 40 daqiiqo qaraxii xoogga badnaa ee dhowaan ruxay magaalada Muqdisho oo la…
Beerta Nabadda ee magaalada Muqdisho ayaa caawa fiidkii lagu weeraray Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, iyado wararka hordhaca ah…
Qarax aad u xoog badan ayaa goor dhoweyd ruxay magaalada Muqdisho, iyadoo laga maqlay inta badan degmooyinka magaalada. Qaraxa ayaa…
Qasaarah weerarkii xalay lagu qaaday magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa sii korodhay, iyadoo hadda tirada dhimashada ay mareyso dhimashada…
Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhintay 10 kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray qarax xoog leh oo ruxay caasimadda…
Qarax lala damacsanaa in lagu khaarijiyo sii-hayaha wasiirka arrimaha Bulshada Maamulka Jubba Macalin Maxamed Ibraahim Maxamed ayaa la fashiyay, iyadoo…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta barqanimadii ay kooxo hubeysan oo watay Gaari Kaarib ah ay…
Kooxda Alsahbaab ayaa sheegatay inay ka dambeysay dilka Muxyadiin Maxamed Xaaji Ibraahim oo hore usoo noqday Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda KMG…
Allaha u naxariistee waxaa duhurnimadii maanta ku geeriyooday qarax gaarigiisa loogu soo xiray waxyaabaha qarxa Wasiirkii hore ee Gaashandhigga Soomaaliya…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu magaalada Muqdisho ka dhacay qarax ka dhashay miino lagu xiray gaari uu watay…
