Howlgal ay sameeyeen ciidamada Booliska ayaa lagu soo qabtay miinooyin iyo waxyaabaha qarxa oo la diyaarinayey.
Browsing: Qaraxyo
Weerarro Qaraxyo isku waqti dhacay oo loo adeegsaday Bam Gacmeedyo ayaa caawa lagu qaadyao toban xarun degmo iyo xarumo Waaxeed…
Ra’iisul wasaaraha xukumadda Soomaaliya oo ay wehliyaan Wasiirka amniga Maxamed Abuukar Islow, agaasimasha hay’adda nabad-sugidda iyo sirdoonka Qaranka, ayaa Xalay saqdii dhexe…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya iyo qaraxyo dhowr ah ay caawa ka dhaceen magaaladaasi.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qaraxyadii maanta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo iyadoo dadka ku dhintay ay gaarayaan in ka…
Qaraxyo is-miidaamin aha ayaa caawa ka dhacay magaalada Barakeysan ee Madiina Almunawara, oo ah magaalada labaad ee muslimiinta ugu barakeysan…
Ciidamada Booliska Gobalka Banaadir ayaa goor dhoweyd caawa Taalada Daljirka Daahsoon ee bartamaha Magaalada Muqdisho ku soo bandhigay Gaari nooca…
Askari Itoobiyaan ah ayaa ku dhintay iyo qof rayid ah qaraxyo mar kaliya ruxay degmada Baardheere ee gobolka Gedo, kadib…
Wararka laga helayo degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in qaraxyo is xigxiga ay ka dhaceen Magaaladaasi, qaraxyadaasi ayaa sababay…
Laba qarax oo waaweyn ayaa ka dhacay goor dhoweyd Hotelka Central ee magaalada Muqdisho iyadoo rasaas culus la isku weydaarsaday hotelka oo…
