Rabashado xoogan ayaa ka billowdey deegaanka Kisumu oo ah halka uu kasoo jeedo hoggaamiyaha mucaaradka dalka Kenya Rail Odinga.
Browsing: Raila
Doorashada ku celiska ah ee maanta ka dhaceysa dalka Kenya, ayaa waxaa hareeyey isku dhacyo u dhaxeeya booliska iyo dibad-baxayaal,…
Rabashado ayaa ka bilowday dalka Kenya meelo ka mida kadib markii maxkamadda sare ee dalkaasi oo maanta lagu waday inay…
Guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha Kenya ee IEBC ayaa ku dhawaaqay in 17-ka bisha Oktoobar la qaban doono doorashada madaxweynenimo ee…
Maxkamadda ugu sarraysa dalka Kenya ayaa waxba kama jiraan ka soo qaadday doorashadii madaxweynenimada.
Maxkamadda sare ayaa go’aamisay in doorashada madaxtinimada dalkaasi ee dhacday August 8, 2017 dib loogu noqonayo.
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ugu baaqay mucaaradka inay ka fogaadaan dibadbaxyada rabshadaha wata, islamarkaana diidmo kasta oo ay ka…
Rabshado kala duwan ayaa hareeyay meelaha ay ku badan yihiin taageerayaasha Musharaxa mucaaradka Kenya ee Raila Odinga, kadib markii xalay…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in rabshado ay caawa ka dhacayaan magaalooyinka Nairobi iyo Kisumu.
https://www.facebook.com/bbcsomali/videos/10155226145914475/
Gudida doorashooyinka Kenya ayaa sheegtay in ay ku hawlan tahay in ay sida ugu dhakhsaha badan u shaaciso natiijada kama…
Isbaheysiga Mucaaradka Kenya Coalition for Reforms and Democracy (Cord) ayaa soo cusbooneysiiyay olole uu ku doonayo inuu culeys ku saaro dowladda dalkaasi…