Boqortooyada Sacuudiga ayaa ku dhawaaqay inay Berri oo ah Talaado 13-ka April 2021 ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan.
Browsing: Ramadaanka
Waxaa maqribnimada Caawa dalka Sacuudiga laga raadinayaa dhalashada Bisha Ramadaan ee sanadka 1442 Hijriyada, iyadoo maanta ay bisha Shacbaan ku…
Iyadoo ay gabagabo tahay Bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa waxaanu halkan idinku soo gudbineynaa axkaamta Zakaatul fitriga oo la bixiyo…
Iyadoo ay gabagabo tahay bishii Ramadaan ee sanadkan 1439 ayaan halkan idinkugu soo gudbineynaa axkaamta sakaatul fitriga oo la bixiyo…
Sida ugu wanaagsan ee lagu qaabilo loogana faa’iideysan karo Bisha barakeysan ee Ramadaan, waxaa soo jeedinaya Sheekh Mustafa Sheekh Ismaaciil…
Duqa cusub ee magaalada London Sadiq Khan oo ah Muslim kasoo jeeda dalka Pakistan ayaa markii ugu horeysay Soonka bisha…
