Boqortooyada Sacuudiga ayaa goor dhoweyd shaacisay in Berri oo Jimce ah ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan 1441H.
Boqortooyada Sacuudiga ayaa goor dhoweyd shaacisay in Berri oo Jimce ah ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan 1441H.
Dunida Muslimka ayaa laba qeybood ugu kala baxday Ramadaanka sanadkan 1441H, iyadoo inta badan ay caawa go’aaminayaan inay Berri Soon…
Bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa laga arkay qeybo badan oo ka mida Gobollada Soomaaliya, iyadoo lagu dhawaaqay in berrito ay…