Browsing: Rasaas
Rasaas goosgoos ah ayaa laga maqlayaa magaalada Muqdisho, xilligan oo ah saacad iyo bar ku dhowaad saqdii dhexe.
Wararka laga helayo degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka ay rasaas ku fureen…
Ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ee fariisinka ku leh isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho ayaa rasaas ku furay Gaari uu lahaa…
Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka degmada Degmada Dharkeynley iyo kuwa xasilinta caasimadda ee Gobolka Banaadir ayaa rasaas ku furay baabuur…
Iska hor imaad ayaa suuqa ugu weyn magaalada Muqdisho ee Bakaaraha ku dhex maray ciidamo xasilinta Muqidsho iyo koox abaabulan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa rasaas culus laga maqlay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inuu halkaasi ka dhacay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Weerar qorsheysan oo goor dhow ka dhacay xaafadda Buuloxuubey ee degmada Wadajir, magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in lagu dilay…
