Wakiilada Beesha Caalamka ayaa shir khadka Zoom-ka kula yeeshay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilka sii heysa Maxamed Xuseen Rooble.
Browsing: Rooble
Labada dhinac ee Midowga Musharixiinta iyo Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray heshiis lagu qaboojinayo xiisadii…
Ra’iisal wasaarihii hore musharax Xasan Cali Kheyre ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay Bannaanbixii Jicmaha Berri ka dhici lahaa…
Is-faham iyo heshiis hordhac ah ayaa lagu gaaray shirkii Musharixiinta Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya uga socday Hotelka…
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa maanta Shir kula yeeshay Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya Maxamed Xuseen Rooble, iyadoo kala hadlay xaaladda…
Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya Maxamed Xuseen Rooble ayaa dadaal u galay inuu xiiriro la sameeyo Mushariixiinta Mucaaradka si waanwaan…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digay khatarta cudurka Covid-19 oo Soomaaliya kusoo laba kacleeyay.
Musharixiinta Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya ayaa sallaan iyo raaligelin ugu tegay Imaamka Beelaha Mudullood Imaam Maxamed Yuusuf…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilkal sii heysa Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magacaabay guddi farsamo oo ka kooban…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilka sii heysa Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka laabtay amar xalay lagu xiray qeyb ka mida Isgoyska…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda xilka sii heysa Maxamed Xuseen Rooble ayaa khudbad u jeedinaya xildhibaannada Golaha Shacabka, isagoo akhrinaya warbixin ku…
Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh ayaa xalay kulan gaara la yeeshay Guddi xildhibanno ah oo ka tirsan Kutlada la…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa sheegay in xukuumadiisa ay fududeyneyso shirka Madaxda Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada ee uu ku…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka ee xilka sii haya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa inuu Berri hortago Golaha Shacabka Baarlamaanka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka ee xilka sii haya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka baaqsaday inuu maanta tago kulanka Baarlamaanka oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo badan oo ah kuwa ilaalada Madaxtooyada la geeyay xarunta Villa Hargeysa…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa eedeyn u jeediyey shaqaalaha dowladda ee rayidka ah, isagoo sheegay inaysan intooda…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa soo saaray qoraal ku saabsan go’aanka Dowladda Federaalka iyo qaar ka mida Maamul…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa dib ula noqday magacaabidda 12 safiir oo laga ansixin lahaa Golaha Wasiirada,…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa saaka gaaray saldhigga ciidamada Ballidoogle, ee Gobolka Sh/hoose.
