Xulka Faransiiska ayaa noqday horyaalka adduunka, kadib markii uu ciyaartii kama danbeysta ah ee fiinaalka uu goor dhoweyd ka badiyey…
Browsing: Russia 2018
Waxaa caawa soo idlaaday wareegii labaad ee Koobka Kubadda cagta Adduunka, iyadoo ciyaartii ug danbeysay ay si dirqi ah wareegga…
Xulka martigelinayo Koobka Aduunka ee sanadkan 2018-ka ee Russia ayaa u gudbay wareega sideeda ee tartanka, kadib markii si lama…
Dadweyne iyo taageerayaal fara badan ayaa ku xoomay Guriga uu degan yahay laacibka reer Masar ee Mohamed Saalah kadib markii…
Waxaa soo gabagaboobay wareegii koowaad ee tartanka koobka kubadda Cagta adduunka ee ka socda dalka Ruushka iyadoo ay wareegga labaad…
Xulkii ugu danbeeyay ee Qaaradda Afrika ayaa ka haray koobka kubadda Cagta Adduunka ee ka socda dalka Ruushka.
Guddoomiyaha Xiriirka kubadda cagta ee dalka Masar ee (EFA) Hani Abo Rida ayaa sheegay in Ramadaankii ka horeeyay Koobka aduunka…
Xulka Jarmalka oo ahaa xulkii heystay Koobka Adduunka K/cagta ayaa si lama filaan ah looga reebay tartanka ugu xiisaha badan…
Diyaarad ay la socdeen ciyaartoyga xulka Suadi Arabia ayaa uu dab ku qabsaday iyadoo hawada ku jirta xilli ay ku…
Gaari taxi ah oo lagu jiiray dad badan oo ku sugnaa bartamaha magaalada Moscow ee dalka Ruushka oo xilligan marti…
Xiriirka Kubadda cagta Soomaaliya ayaa u codeeyay dalka Maroco inuu marti geliyo koobka Aduunka ee K/cagta sanadka 2026, iyadoo la…
Xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ayaa shaciyey inuu saddex ciyaaryahan u diray dalka Ruushka, iyadoo u daawasho tegay ciyaaraha kubadda cagta…
Maxamed Salaax oo kooxda Liverpool uga weerarka hore ayaa loo xushay in uu ka mid noqdo xulka Masar ee Koobka…
Weeraryahanka kooxda Liverpool iyo xulka dalka Masar Maxamed Salaax ayaa xaqiijiyey in u xulka dalkiisa Masar kala qayb geli doono…
Waxaa caawa la sameeyay isku aadka xulalka kubadda cagta ee koobka adduunka ee lagu qaban doono dalka Ruushka.
