Browsing: Russia
Nin hubeysan ayaa toogasho ku dhaawacay safiirkii dalka Ruushka u fadhiyay dalka Turkiga Andrey Karlov oo u dhintay dhaawacaasi.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in safiirkii dalka Ruushka u fadhiyay dalka Turkiga toogasho lagu dhaawacay.
Ruushka iyo Mareykanka ayay ka dhex taagan tahay, iyadoo uu sii xumaanayo xiriirka labada dal ee ugu awoodda badan dunida…
Dagaalkii ugu qaraaraa ee dhinac diblomaasiyadda ah ayaa dhex maray safiirada dalalka Mareykanka iyo Raashiya u fadhiya Qaramada Midoobay.
Farhia waa gabar ay iska dhaleen Aabe Soomaaliyeed iyo Hooyo Russian ah oo kasoo jeeda magaalada St. Petersburg. Waaa qoyskeeda kala kaxeeyay…
