Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan sida loo joojiyay xoolaha Soomaalida ee loo dhoofin jiray dalka Sacuudiga.
Browsing: Sacuudiga
Dowladda Sacuudig ayaa si kumeelgaar ah u joojisay dhoofinta xoolaha uga yimaada dalka Soomaaliya.
Tr. October 29, 2016 Muqdisho – Soomaaliya Waxa aanu si walaac ku jirto ula soconnaa xaaladaha halista ah ee ka…
Ciidamo dhaawac ah oo ka tirsan kuwa milateriga Soomaaliya oo hore ugu dhaawacmay qaraxyo iyo dagaallo gobollada Koonfureed ayaa loo…
Xujeyda muslimiinka ah ee dunidoo dhan isaga yimid ayaa maanta taagan bannaanka Carafa, halkaasoo ay ku gudanayaan tiirka ugu weyn…
Adeegyo cusub oo aanay hore u heli jiray ayaa sanadkan loo suurageliyay inay helaan Xujeyda Soomaalida.
Boqortooyada Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday xilliga ay noqoneyso maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa ee loo yaqaan Tobanaadka.
Warbaahinta Sacuudiga ayaa soo werisay in Gantaal ka soo gudbay xuduudka dalka Yeman oo ku dhacay gudaha dalka Sacuudiga uu…
Dab xoog leg ayaa qabsaday Hotel ku yaala Riyaad ee xarunta Boqortooyada Sacuudiga, gaar ahaan degaanka lagu magacaabo Caziiziya.
Qaraxyo is-miidaamin aha ayaa caawa ka dhacay magaalada Barakeysan ee Madiina Almunawara, oo ah magaalada labaad ee muslimiinta ugu barakeysan…
Boqortooyada Sacuudiga ayaa shaacisay caawa in maalinta beri ee Talaadada ah ay noqon doonto maalinta soddonaad ee Bisha Ramadaan la…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa diyaarad gaara u kireystay dalka Boqortooyada Sacuudiga oo cumro siyaasaded uu…
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo socdaal ku tegay dalka Sucuudiga ayaa heshiis dhanka maalgashiga iyo dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha la…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyinihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo labaduba ku sugan dalka Boqortooyada…
Haweney Soomaaliyeed oo lagu Magacaabo Hibaaq Cusmaan oo u dhaqdhaqaaqda xuquuqda haweenka ayaa qoraalay ku daabacday barta Huffingtonpost ee Dalka Maraykanka kana…
Sheekha u dhashay dalka Sacuudiga, ahna daaciga weyn ee Sheekh Caa’id Alqarni ayaa la sheegay inuu dhaawac kasoo gaaray weerar…
Qunsuliyada Soomaaliya ee magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga ayaa faahfaahin ka bixisay qoys Soomaaliyeed oo mar Quran ku dhintay dalka…
Wadani.com ayaa ogaatay xog ku saabsan in dowladda Federaalka ay heshay qeyb ka mida lacagtii Boqortooyada Sacuudiga siisay dowladda Soomaaliya,…
Xog ay heshay mareegta Wadani.com ayaa sheegeysa in dowladda Federaalka ay heshay qeyb ka mida lacagtii Boqortooyad Sacuudiga siisay dowladda…
Wararka soo dhacay iminka ee laga helayo dalka Sacuudiga ayaa sheegaya in weerar uu xigay qarax ka dhacay Masjid ku…
