Inta badan dadkii uu Sacuudigu u xirxiray hawlgalkii musuqmaasuq la dagaalanka ayaa ogolaaday in ay afgarad sameeyaan si ay xukuumadduna…
Browsing: Sacuudiga
Amiirkii ugu horeeyay ayaa xabsiga laga sii daayey dalka Sacuudiga kadib markii lacag fara badan looga qaatay si uu xoriyadiisa…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magaalada Riyaad kula kulmay dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Amiir Maxamed Bin Salmaan.
Waxaa soo baxay warar sheegaya in dowladda Qatar ay qoraneyso dagaalyahanno kasoo jeeda Soomaaliya iyo Kenya oo weerarro argagixiso ka…
Dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa xiisad culus ka dhex abuuray dalkiisa iyo Iiraan kadib markii uu hoggaamiyaha ruuxiga ah…
Dowladda Boqortooyada Sucuudiga iyo isbaheysiga ka horjeeda dalka Qatar ayaa soo saaray liis cusub oo argagixisada lagu daray ururro Islaami…
Xiriirka Jarmalka iyo Boqortooyada Sacuudiga ayaa xumaaday kadib markii hadallo uu jeediyay wasiirka arrimaha dibadda Jarmalka ay ka careysiiyeen Sacuudiga.
Wararka laga helayo dalka Lubnaan ayaa sheegaya in muwaadin u dhashay dalka Sacuudiga lagu afduubtay dalka Lubnaan.
Dalka Sucuudi Carabiya, in kabadan 200 oo qof ayaa su’aalo laga weydiiyay lacago musumaasuq lagu lunsaday oo gaaraya ilaa hal…
Waxaa sii xoogeystay ololaha musuqmaasuq la-dirirka ee ka socda dalka Sacuudiga iyadoo dadka la xirxiray ay soo galeen wiilasha ay…
Ololaha musuqmaasuq la dirirka ee ka socda Boqortooyada Sacuudiga ayaa keenay in xabsiga la dhigo Amiiro, wasiiro hore iyo maalqabeenadii…
Xiisad ka dhex oogan Sacuudiga iyo Iran ayaa sare usii kaceysa kadib markii Sacuudiga ay Iran ku eedeeyeen inay ka…
Xaaladda siyaasadeed ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa kacsan kadib markii dhaxal sugaha dalkaasi oo ah wiilka uu dhala boqorka talada haya…
Warbaahinta dowladda Sucuudiga ayaa sheegeysa in amiir ka tirsan boqortooyada dalkaasi iyo dhawr sarkaal oo kale ay ku dhinteen diyaarad…
Maalqabeenka iyo ganacsadaha ugu weyn Sacuudiga iyo dunida Carabta Amiir Waliid Bin Talaal ayaa ka mid noqday wasiiro iyo ganacsato…
Xukuumadda Sucuudiga ayaa qaaday olole musuqmaasuqa lagula dagaalamayo, waxaana ololahaa lagu soo xiray toban Amiir oo ay ku jiraan wasiirro…
Dalka Sacuudi Carabiya ayaa shaaciyay qorshe uu dalkaasi ku dhisayo magaalo iyo aag ganacsi oo cusub, mashruucaasi oo lagu taageeri…
Madaxda Boqortooyada Sacuudiga ayaa sanad kasta hambalyo khaldan u soo dira madaxweynaha Soomaaliya.
Waxaa rajo laga qabaa in dowladda Sacuudiga ay dib u bilowdo mashaariic ay hore u balanqaaday inay maalgelin doonto.
Weerar ay qaadeen koox dabley ah ayaa ka dhacay meel u dhow Qarsiga Boqortooyada ee magaalada Jiddah.
