Browsing: Safaaradda Mareykanka
Mareykanka ayaa ku booriyey madaxda Soomaalida inay raacaan jadwalka cusub ee doorashada Soomaaliya, ayna sii wadaan wadahadalka u dhaxeeya.
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa shaacisay farriin toos ah oo u muuqata amar ku socday madaxda shanta Maamul Goboleed ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saaka tegay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, isagoo halkaasi kula kulmaya Wafdi…
Safaaradda Mareyanka ee Soomaaliya ayaa war kasoo saartay shirka Dhuusamareeb 3 ee laga cabsi qabo inuu dib u dhac ku…
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa si weyn u cambaareysay qaabkii loo maray kalsooni kala noqoshadii xukuumadda Federaalka, iyadoo ka digtay…
Qoraal kasoo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu difaacay weriye Harun Macruf oo u shaqeeya Laanta Afsoomaaliya ee VOA-da…
Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa war kasoo saartay weerarkii Alshabaab maanta ku qaadeen Saldhiga Ballidoogle ee Gobolka Sh/Hoose oo…
Wararka laga helayo magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa sheegaya in weerar hubeysan saaka lagu qaaday safaaradda Mareykanka ee magaaladaasi.
Dowladda Mareykanak ayaa soo dhoweysay doorashada Madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle oo maanta lagu doortay magaalada Cadaado.
Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa ku dhaqaaday tallaabo ay ku abaabuleyso haweenka xildhibaanada ah ee labada aqal ee Baarlamaanka.
